Största nyhetsportal för Somalier i Sverige. Läs senaste nyheter och artiklar

arbets 2

Soo galooti badan oo shaqo ka helaya Sweden

Sida lagu soo bandhigay macluumaad cusub oo uu soo saaray xafiiska shaqada (Arbetsförmedlingen) waxaa siyaaday tirada dadka soo galootiga ah ee shaqada ka helaya Sweden. Warbixinta ayaa muujisay in ilaa bishii Janaayo iyo Juun...

rinkeby 2

Dhalinyaro Soomaali ah oo isku dishay Stockholm

Isbuucaan waxaa magaalada Stockholm ka dhacay dilal isdaba joog ah oo loo geystay 3 dhalinyaro Soomaali ah. Dhacdadaan oo soo bilaabatay habeenkii khamiista ayaa waxaa wiil Soomaali ah lagu dilay xaafada Bromsten oo ku...

ahmed-enkoping 0

BAAFIN: Ma aragtay Ahmed?

Ahmed waa wiil Soomaaliyeed oo da’diisa tahay 17 sano jir oo ku nool magaalada Enköping oo ilaa 15-da bishaan July la waayay meel uu jaan iyo cirib dhigay. Ahmed ayaa markii cid ugu war dambaysay lagu sheegay  magaalada...

shanle 1

Maqaaxida Shanle Restaurang waa mid ku dayasho mudan

Isbuucii hore waxaan safar ku maray magaalada Malmö, anigoo waqti kooban ka qadeeyay maqaaxida Shanle Restaurang oo ay leeyihiin famil soomaali ah. Marka loo barbar dhigo maqaayadaha Soomaalida ee ku yaala Sweden ayay Shanle...

eidmubarak2 5

Ciid wanaagsan. Eid Mubarak. Glad Eid!

Ciid Wanaagsan ayaan leeyahay dhamaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha leh ee ku xiran boggaan Somaliska.com – Waa xili farxad iyo reyn reyn ay ku dheehantahay. Waa xiligii ay Muslimiinta caalamku muujinjireen midnimada iyo galgacalka....