10-ka magaalo ee Sweden ugu faqiirsan iyo kuwa ugu taajirsan

Magaalada Surahammar ee ka tirsan gobolka Västmanland ayaa noqotay kamuunka ugu faqiirsan Sweden iyadoo isku celcelis qofka shacabka ah ee ku nool magaaladaas uu leeyahay hanti gaareysa 1552 kr. Stockholm ayaa noqotay kamuunka ugu qanisan Sweden iyadoo isku celcelis qofka magaaladaas ku nool uu leeyahay hanti gaareysa 104 370 kr.

Hadaba waa kan liiska 10 kamuun ee ugu faqiirsan Sweden

1. Surahammar

2. Ragunda

3. Smedjebacken

4. Laxå

5. Grums

6. Mullsjö

7. Gullspång

8. Åtvidaberg

9. Borgholm

10. Norberg

 

Kuwaana waa 10-ka ugu taajirsan

1. Stockholm

2. Skellefteå

3. Oskarshamn

4. Halmstad

5. Lidköping

6. Östersund

7. Härjedalen

8. Övertorneå

9. Sundbyberg

10. Lidingö

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

15 Responses

  1. Moha abdi says:

    Madama la shegay inta ugu taajir san iyo kuwa kale oo faqriga ah bal kuwa normaalka ah waxaa habonet in larac siiyo intaan bankudaraya fikrat ahaan and somaaliska 4 ever i like

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  2. Abdinasir says:

    A-c

    Jimcaaloow walaal wad ku mahadsantahay arinkaan, Qaninimada kamuunadaas iyo faqiirtinimadooda iyaga ayay quseesaa ee bal mar kale noo soo xog ogow magaalooyinka ugu fiican dhanka shaqada iyo ka qaadashada körkotka iyo xitaa magaalooyinka ugu wax barashada fiican kuwaas ayaa aad noo quseeya mahadsanid ku jeer www

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  3. Massago says:

    10–magaalo eee ugu taajirsan Somalia iyo 10-ga ugu faqiirsan
    Liiska Taajireenta 1 Marko,2 Mahadaay,3 Nuurdugle 4 Cadale 5 Jawiil 6 Alxamdulilaahi 7 Godinlabe 8 Geyfo 9 Diinsoor 10 ceelbuur
    10 kan ugu faqiirsan dib ayan idinkaga soo sheegi doonaa Hadiii Alla idmo

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 3

  4. Khadija says:

    Massago ad wixii rabtid maa noo sheegeysaana maxaa ku daaray aboow ad Jimcaale maa dhaadhaaji luu dhahayna see camalkaa intee soomaali magaalooyinkeed laga qiimeeyeyna.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. lajecloow mohamed says:

    hadaan fikirkayga ahaan ka hadlo somaliya dhulka la isku dhaho magaalooyinka ugu taajirsan waa 1-Mugadisho 2 Barbara 3 Boosaaso 4 Kismaayo 5 hargaysa 6 Marka cadeey 7 Ceelasha biyaha/dagmada lafoole 8 Baladweyn 9 Gaalkacyo 10 Garawe

    hadii aan sii sharaxo Muqdisho wa casimadi dalka waxayna ku hareeraysan dhulbeereeb marka laga reebo ganacsiga ka jira gudaheeda sida suuqa ugu weyn geeska afrika dakad iyo airport intas way ku mutaysatay koowaad. Barbara waa meesha ugu daqliga badan gobolada waqooyi marka laga reebo waxa uga soo dago dadka ku dhaqan waqooyi waxa kaloo canshuur aan badnayn looga qaada itoobiya oo wax kala soo dagto.
    Boosaaso gobollada bari wa ogtihiin wa magaalada ugu daqliga badan kalumaysiga ama xoola dhoofinta. Kismaayo koofurta somaliya wa magalada ugu qanisan sababa badan dhulbeereed aa ku harereysan hadana dakad dhakhli badan uga soo xaroodo ay ledahay
    Hargaysa wa caasimada labad ee somaliya waxan u geyay kalintas malaha dakhli caan ku tahay marka laga reebo population keda oo badan ganacsi ka jiro magalada wax an ahayn ugama jeedo
    Marka cadeey wa magaalo xeebta ku taal dakadeeda iyo kaluumaysiga marka laga reebo waxa ku hareereysan dhulbeereed aad u weyn,Ceelasha biyaha ama dagmada Lafoole qofba suu u yaqaan waa mesha hada loo bixiyay bakaaraha cusub iyo muqdisha yareey waxana ka agdhow Dagmada afgooye aa ku taqanaan dhulbeereed nuuc walba leh 3 dankale inti fahamsan mahe inta kale gadaal aan idinkaga soo sheegi doona

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. deeq dhigadhige says:

    wan garanay kuwa normanka ah ,,,,,,,,,,goorme soo gudbineysan ,,,,,,,,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. abdiasis says:

    s.c.w
    magaalooyinka ugu qanisan waa kismaayo badhaadhe afmadow qooqaani taabda bu,aale raaskanbooni dhoobley runta marka laga hadlo waa kuwaas

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  8. waad abtirsatey says:

    walee Raga qaar wey abtirsadeen kkkkkkkkkkkkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. jubbaland says:

    abdiasis waa runtii sxb abtirsi ma aha . hadday xoolo noqoto hadday beer noqoto hadday bad noqoto yaa ku haysta gobolada jubbooyinka

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. lajecloow mohamed says:

    jubbaland bror/sys ceelasha biyaha ka hormari laha ani ahan fikradayda waayo wa bakaaro labo ganacsi ahaan dhulbeereed ahaana waa ogtahay afogooye fooda usaaran xoolo haday noqotana shabeelooyinka waa meelaha ugu badan xoolo somaliya
    lkn kismaayo waa magaalo weyn oo dad badan saas aan uga hormariyay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. aniga says:

    sxbayaal maba garanayaan dadkan raskaaaamboniland qayraadkoo idil RABI waa ku beray WAA NIMCOLAND

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. afgoye says:

    ku fikir dalkaaga kan waa ku meelkaar aqyaarta sideey uga fikireen umadaa dalkooda anagana aan uga fikirno dalkeena sweden faqrigeeda iyo taajir nimadeeda yaan ku fakirin aqyaarta sweden afganstan iyo libiya eey lacag kadoonteey ogaada aqyaarta

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. MAXAMUUD says:

    MAGAALOOYINKA UGU QANISAD SOMALIA WAA KUWAN MUQDISHO GALKACYO HOBYO MARKA CADAY AFGOOYE JOWHAR BALADWEYNE BAYDHABO JANAAYO INTAKALE WAXAAN KASOO SHEEGAYNAAA KOR WAANA MAHAD SANTIHIIN

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1