10-ka magaalo ee ugu nolosha fiican Yurub

Haddii aad qorsheynayso in aad u guurto wadan kale oo Yurub ah, 10-kaan magaalo ayaa lagu sheegaa in ay yihiin kuwa ugu nolosha fiican qaarada Yurub. Baaritaankaan ayaa la sameeyay ka hor intii aysan UK ka bixin Europe, iyadoo la filayo in heerka nolosha wadankaasi ay aad hoos ugu dhacdo.

DAAWO:

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

1 Response

  1. waxaa mahad illahay. mahad kale ma jirto waxaan so doo kale salaamaya shaqalaha

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0