10-ka wadan ee ugu deeqda badan aduunka

Baaritaan lagu sameeyay taageerada dhaqaalaha ee ay wadamada taajirka ah ay siiyaan kuwa faqiirka ah ayaa lagu soo bandhigay 10-ka wadan ee aduunka ugu gacanta furan. Wadamadaan ayaa lagu qiimeeyay in ay yihiin kuwo taageero fiican u fidiya dadka faqiirka ah oo qeyb weyn oo ka mid ah dhaqaalahooda siiya wadamada saboolka ah.

Hadaba waa kuwee 10-ka wadan ee aduunka ugu gacanta furan? Halkaan ka daalaco:

10 – Germany iyo Switzerland oo sadaqo u bixiya 0.52% dhaqaalahooda.

09 – Turkey, 0.54%

08 – Finland,  0.56%

07 – UK, 0.71%

06 – Netherlands, 0.76%

05 – Denmark , 0.85%

04 – Luxemburg, 0,93%

03 – Norway , 1,05%

02 -UAE, 1,09%

01 – Sweden, 1,40%

 

Isha: OECD

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

3 Responses

  1. runsheeg says:

    waa run sweden waa 1 carabna meelkasta ay joogaan afrika ama aasia deeqdoodu waa jirdil xubnaha jidkoo lagala baxo iyo tarxiil

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. Sayid says:

    Luxemburg gabigeedaba waa hal magaalo oo la eg Mälmö ama ka yar. lambar 4 inay gashana waxay ku tusaysaa deeqsimadeeda.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. caaqil says:

    Sweden allow dhoor

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0