20 Maarso ma la soo bandhigi doonaa mooshinka ku saabsan mideynta reeraha?

Sidii ay dhowr jeer ka dhawaajiyeen xisbiga Miljöpartiet iyo dowlada waxaa la filayaa in 20 Maarso oo ku aadan maalinta bari ah la soo bandhigo mooshin ku saabsan mideynta reeraha iyo sida sharciga wax looga badalayo.

Balse maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa soo baxay warar hoose oo sheegaya in laga yaabo in arintaas dib loo dhigo taasoo ay sabab u tahay labo arimood. 1. Dowlada iyo xisbiga Miljöpartiet oo aan wali ku heshiin qodobo badan oo la doonayo in mooshinka lagu xaliyo. 2. Go’aankii maxkamada sare ee Socdaalka oo fasaxay in dadka caruurta leh loo fududeeyo shuruuda aqoonsiga.

Xisbiga MP ayaa ka dhawaajiyay in ay dowlada ku riixi doonaan in ay wax ka qabtaan arimaha sida caruurta la soo korsaday, caruurta qaangaartay iyaga oo dacwadu u socoto, lamaanayaasha aan caruurta isku dhalin.

Waxaan xiriir la sameeyay xisbiga Miljöpartiet iyo xafiiska wasiirka Socdaalka si aan uga helo macluumaad dheeri ah oo ku aadan mooshinka iyo xiliga la soo bandhigi doono haddii uu baaqdo barito. Jawaabta waan soo qori doonaa. Insha Allah.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

27 Responses

  1. Yusuf olad says:

    Waxan leyahay waxii no abshir ah ilahay ha ka keno galada iyaga waxba ma awodan balse rabi talo ku filan

    Fikrad lala dhacay Thumb up 11 Thumb down 0

  2. kadar kadar says:

    Goood commet Rabi Tala ku filan, Dadka dhibanayaa waxaan u sheegaya Khaaliqa Talo Saarta waxa kA soo hadhanaa waa maKhluuq haday dhaman tooda isku tagaan o a isdhaan Soomalida Wax halo sameeyo iniima samayni karaan ilaaa wax u khaaliqo qoray mooyane marka asagan waxka sugayna asaaga qaadiro Gaaladan hanoo cabiidiyo….AMeen! Ameen! ameen!

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  3. Haykal abdi says:

    ciyaaar waxaa dhashay sweden hadba xili ayey qabsanaysaaa mise dadka noo dhaxeeeya sweden iyo reraha midaynta lala midaynaayo familadooda ayaa khalad soo turjuma Bal arintaaa maxaaaad is odhan lahaydeeen wax uuun siii raagaaya bulshoooy

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. wadni boy says:

    asc asaxaabda sharafda leh sidaan kahelayo itopiya qarabo jogdo wexeyba imanayaa 1 bisha dhalan doondo waxaba lasiiyay tigidga eey ku soo bixi lahayeeen iyaka marka fimilga waba soo bilabanaya lakin tadka aan wax isku dhalin ayaa dhiman kaliya anniga fimilgas ayaan aqaaanaa weyna soo baxayaan bisha dhalaneyso kowgeeda seey iisheekeen waxana loo okoladay isla bishan jimcalaale taas ayaaan ku shegaya in fimilada wax loo fasaxay sxb

    7

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  5. Daahir says:

    ASC markahore waxan salamaya asaxabta somaliska dhaman markahore waxan kahatlayaa wixii qeyrkujiro allaa inoo haya kasoqatkana alle aya inoo haya marka alaha ha inoga soqado wixii qeyr kujiro

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  6. xasan says:

    walaal waa mahadsantahay jimcaale lkn moshinka dowlada ayaa geysay waxaan laga doodaa 21 mars arbacada fiiri riksdagen

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Haykal abdi says:

    website kaaan dhalinyaro badan ayaaa ka xog ogaaalsan oo lahaa 30 May ayey fariisanayaan dowladu iyo xisbiyada aay khusayso arimaha soo galootigu marka 30 ka MAY 2012 ayeynu sugaynaa insh allah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  8. dhool says:

    allah baa weeyn oo waxid ah wax walbana arko intii aan ku duceysaneyno illow ilma noo keen ,wala yalooe aan ku badal illaw dalkeenii nabad nooga dhig walahay meshaan meel ciyaal la iska keeno mahan aniga shaqsi ahaan waa jeclahaa in la ii keeno ciyaalkeeyga lakiin hada makala jecli oo waxaa ku duceeyaa sidii dalka nabad nuugu noqon lahaa , waxii qeer ahna allah keeno ee bal afkeena aan barno dalkeena in aan u duceeyno,waan qaldabi karaa ,ee dhaantiin sorry , wabilaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  9. abdi says:

    as dhamaan
    xasan qaanuunka qoyska oo lagadoodaayo arbacada 21/3 maahan midaynta reeraha waa qaanuunka qoyska swedishka maraka midka midaynta waa 30-maj-2012 sidaas ogow bisha 5 aad na mafogo soomaali ayaa dag dag lagu ibtileeyay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. dhanka saxda ah says:

    waxaan maqlay dad ku sugan ethiopia ayaa safarada markay u doonteen foomamkii, lagu yidhi la idin ma siinayo, markaa tolow ma ansixint ayey la sugayaan mise waa farsamo kale, sidii roon ilahay haka dhigo, dhanka kale familkaa soo baxaya ee la siyey anba waan maqlay bro, ee sidii khayr ku jiro alle haka dhigo amin.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  11. hasan gesey says:

    walal jimcaale waxan ku weydinayaa waxa la dhahay qofkii haldiidmo heesto inuu dacwada kusoo ciliyo maloo baahno aniga waxan heestay haldiidmo waxala ii dhahay kusoo cili dacwadi hada iyo foom cuub soo xareen marka waxan raba inaa wax iga fahansiiso walal hadad iiga fiicantahay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. abdi says:

    hasan gesey haday ku dhahen foom cusub soo xaree waad ku qasban tahay inaad sameeso jimcaale ma imigration baa maxuu ka ogyahay ,waa adoo kale, wax uu kugu dhaamo ayaa iska yar, qofka ku yiri soo xaree ee imigration officer ka ah waydii oo la xiriir

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  13. Nasteexo says:

    WADNI BOY IYO DHANKA SAXDA AH
    Waxan idin weydinayaa walal dadkasi la siiyey ongolashaha soo bixi rabo visaha haysto meel lakala xariiro ma ii sheeki kartiin walal adinkoo mahadsan madaamo wax fiican noo soo gudbiseen

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. C/k says:

    Buufis.com ahaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. umu hani says:

    A.S.C dhamaan walaalah

    Till hasaan gesey waxa ila dagan gabar haysatay hal didmo ilmaheda markey tagen safarada addis waxa lagu dhahay uma bahnidin foom cusub waayo hal didmo ayaa haysatan kadib fredag ayaa waxa loso turay gabadhi warqad waxana so diray maxkamada oo waxa lagu dhahay dhiig ayaa laga qada waxana ka qada migrationsverket marka adigana waxan filaa ina la midthy……….matalan anigo kale waxan hastay 3 didmo lkn hada markey tagen safarada waxa laso siyaay foom cusub kadib safarada ayeey tagen yacni waxey u tagen iney xareyan foomka cusub isla markii ayaa waxa laga qaday inarfiyu iyo sawir indhaha ah iyo laba farod oo laga qaday kadib waxeey ku dhahen waxan ku waceyna dhig

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Sakilove says:

      Asc dhaman umada somalia marka xigo swedan umada waa washay marka waxan dhihi lahaa wadankena anka barino in illahey nabad ka dhigo wadankena hoyo waxka fican ma jiro allow somalia nabad ka dhig amin amin

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. kayse says:

    Asc

    Walaalayaal waxaan idinku wargelinayaa in migrationverket uu bilabay qaadista DNA. oo inta aan hubo hal qof laga qaaday taas ayan idiin xaqiijinayaa.

    Marka waxba ha ku mashquulina siyaasada dawlada moshinkeeda go,aanka reeraha soomalida lagu diiday awalba waxa gaadhay maxkamada sare haddana iyadaa ogolaatay.waxaa inagu qafilan siyaasadii dawladihii afrika ee wax walba dawladu go,aansan jirtay. meeshan qoloweliba waxay leedahay awood u gaar ah.

    Arrimaha midaynta reeraha iwm waxaa go,aankeeda leh maxkamada sare.

    dibna loogu noqon maayo go,aankaas waa la gaaray . waxa hadda loo doodayaa reraha aan ilmaha isulahayn iyo ilmaha koriska ah.

    xiligii dawladu u qabatay ee july 2012 qof walba ilmihiisu waa u imanayaan insha allaah.

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  17. sual says:

    sual ayan qaba sxb waxa an ahay abe sweden kun ool tariqda marka e aheyt 13mars aya xaskeyga iyo wilkeyga dhacanka lo yaqana DNA tes looku qaday sfaarad sweden e uganda marka suasha an qabo waxa waye ma aniga ya la ika qad a DNA tes in sweden mase jawab walal jimcale ?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. muxamed dahir says:

    dhamaantiin waxan idinku salamay salanta muslimka ASALAMU CALAYKUM WARAXMATULAHI WABARAKATUHU salan ka dib walalayal ilahay halaga baqo mesha ad ku ordaysan waa wadan galo akhirona waa la iswaydinaya inta aad leedin ilow sweden ku ducaysta ilahow wadanka nohagaji sweden maxa yala oo aad ugu ordaysan ma waxad ku ordaysan nolosha khiyaliga oo mesha tala ilahay barya oo wadanka ha loo duceyo

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  19. cashira says:

    asc asxbta somaliska.com iyo dhaman umada somaliyeed anigu waxan ku darsanaya hadu illahay yidhahdo wan sugayna wiixi kaso yeedha bari maxkamada lkn go,anka illahay ba iska leh galo waxaba mahayso walalayal insha allah go,anka illahay ayan sugayna waxkastana allah aya gacanta ku hayo insha allah illahay hanaga farxiyo dhamantenba barii walalayal kher aya nigu dhafay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  20. cilmi says:

    insha allaah ilahay gaaladan ha inooka soo qaado.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  21. qanciye says:

    in sha allaahu ilaahay wax qeeyqabo hanoo kaso

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. ragiihore says:

    waxwalba waynagaweyn yihiin oo horteen ayaaa laqoray macnahayga in sweden iyo gaalo ay go’aan kaqaataan arintan mideynta ah waana maqlidooonaaa inshalah xiligeeda, lagayaaabaaa inaysan abshir noo aheyn marka qadarta alle aan kuqanacsanaaano yaannan welwelbadan isgalinin maxaydhihidoonaan iyo e,t,c,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. Aqbaar suge says:

    Asc wlalayal sweden wadan kaqayr badan ayan leenahay uduceeya inuu ilah inoo wanajiyo kadaya habarka aad ku haysiin wadanka .haybad waxad kulaydahay dhulgaga hooyo’. Adoo qurbo kudharagsan Adoo kugajoon wadankaga aya wanagsan maxa yeelay qof wuxuu sharaf ku leeyahax wadankiisa hooyo.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. maxamed says:

    sual ayan qaba sxb waxa an ahay abe sweden kun ool tariqda marka e aheyt 13mars aya xaskeyga iyo wilkeyga dhacanka lo yaqana DNA tes looku qaday sfaarad sweden e uganda marka suasha an qabo waxa waye ma aniga ya la ika qad a DNA tes in sweden mase jawab walal jimcale ?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. SIYADJANAGALE says:

    ASC. Waa layaab ma anaga ayaa waalan mise quraayaasha Somaliska misena siqalad ah ayaay aga soo tarjumaayaan dowlada Swedan wa wax in la isweydiyo ubaahin Maxaayeelay Malinkasta Somaliska waxaa lagu soo qurayaa war cusub aan natiijadiisa aan la arkin Marka dib ha ufikiraan Quraayaasha Somaliska hana kafugaadaan lug goonta Umada Somaliyed oo ayaga tawaaleysan.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. Rajo Doon says:

    sidaan maalin walba u fiirinaayey somaliska ayey xaskeega yurub soo gashey anoo ogeen ,, umada kale xaasaskooda ilaah ha u keeno,, waa ka xuroowey aniga,, wax walba oo dhacana jimcaale wuxuu mudan yahey in la mahdiyo ,, waayo cid lacag ku siiso malahan inuu u adeego dadkiisa,, lkn dadka loo adeegaayo waxaa u badan wax magarato badow ah jaahil ah waxna qorin waxna aqrin,, sida siyad jangalahaan,, thanks Jimcaale

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0