30-ka jaamacadood ee Sweden ugu wanaagsan

Iskuulka Dhaqaalaha ee Stockholm (Handelshögskolan i Stockholm) ayaa galay kaalinta 1-aad ee 30 jaamacadood iyo koleejyada ugu wanaagsan Sweden asagoo ka qaaday Machadka caafimaadka ee Karolinska Institutet halka Koleejka Gotland ay gashay meesha ugu hooseysa.

Jaamacada Lund oo ka mid ah jaamacadaha ugu wanaagsan Sweden ayaa gashay xaga Waxbarashada, Teknolojiytada  iyo Caafimaadka kaalinta 1-aad. Cilmi baarista ayaa lagu eegay Nolosha Ardada, nidaamka waxbarashada, Macalimiinta, Cilmi baarista iyo xiriirka caalamiga ah.

Dhinaca kale Machadka Karolinska ayaa galay kaalinta 43-aad ee 200 jaamacadood ee ugu wanaagsan caalamka asagoo sidoo kale noqday kaalinta 9-aad jaamacadaha ugu wanaagsan Yurub. Sidoo kale liiska 200 jaamacadood ee caalamka ugu wanaagsan waxaa Sweden ka soo galay Lund Universitet oo gashay 89, Stockholm Universitet oo gashay 129 iyo Uppsala Universitet 147.

Guud ahaan liiska 30 Jaamacadood ee Sweden ugu wanaagsan ayaa sidaan u muuqda.

1  Handelshögskolan i Stockholm

2  Karolinska institutet

3  Sveriges lantbruksuniversitet

4  Kungliga tekniska högskolan

5  Uppsala universitet

6  Chalmers tekniska högskola

7  Lunds universitet

8  Göteborgs universitet

9  Stockholms universitet

1 Linköpings universitet

11) Umeå universitet

12 Örebro universitet

13 Södertörns högskola

14 Luleå tekniska universitet

15 Högskolan i Jönköping

16 Växjö universitet

17 Malmö högskola

18 Högskolan i Kalmar

19 Blekinge tekniska högskola

20 Högskolan i Borås

21  Mälardalens högskola

22  Högskolan i Halmstad

23 Karlstads universitet

24  Högskolan i Skövde

25  Högskolan i Gävle

26  Högskolan Dalarna

27  Mittuniversitetet

28  Högskolan Kristianstad

29  Högskolan Väst

30 Högskolan på Gotland

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. faarax says:

    sxb waxaan filaa inaaan kala aqaanin jamacadaha jaamacada ugu wanaag san sweden uguna soo gali taan adag sxb marka waxaan ku noolahay stokholm waxaana dhigtaa jamacada stokholm universitet marka sxb waana kaa waaya argasanahay marka sxb waxaad maqasho dadka ha u gudbin bil fadlan dadkana ha sirin sxb adoo mahad san wadan
    kaan jacada ugu weeyn ugna waanagsan waa

    Uppsala universitet jamacadaas waa jamacada ugu wanaag san wadankaan somaliyeey ku fakar inaadwaxkabarataan hadii aad tayo iyo aqoon ubahataan mahad sanidiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. maxamad says:

    ASWW
    aniga waxaan ku hanweena inaan ka galo jaamacad wadankan lakin muddo 7 bilood kadib waxaanjawaab ka hele VHS taaso ah inaysan aqoonsan karin shahaado somaliya kaso baxde marka majiran arday kale oo loogu jawaabe sidan, maxaa sa xal ah ?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. mad amaad ureen says:

    To faarax sxb waxaan dhigtaa aniga jaamada lund runti.ardada wax ka barata kala bar yurub ayee ka yimaadeen waxaan is dhihi karaa waa jaamacada ugu tayo fiican sweden

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. ali yare says:

    sxb waxaan jeclaa in anas ax ninka iksu sheegaya in uu yahay aqoon yahay haddan wali maskaxdiisu ay ku jirto murankii iyo is qab qabsigii aan uga nimid soomaaliya, sxb waxaan waa warbixin lagu qoraay barta internetka laguna soo turjumay marka in aad ku faraxdoo ayeyba aheyd afkaga hooyo oo aad wax ku aqrisaneyso, taan kale jimcale sidaas ku wad walakiis koley markaad i aragto ayaad ii xasuusan doontaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0