9 bilyan oo lagu bixinayo arimaha Socdaalka

Baarlamaanka Sweden (Riksdagen) ayaa dhawaan go’aamiyay in lagu bixiyo arimaha socdaalka lacag migrationsverket-logogaareysa 9 bilyan oo karoon sanadkaan.  Lacagtaas ayaa kala bar waxaa lagu bixin doonaa lacagta la siiyo dadka soo galootiga ah iyo guryaha ay degayaan.

Laanta Socdaalka (Migrationsverket) ayaa la siin doonaa 3 bilyan oo karoon si ay ugu isticmaasho soo dhaweynta magan galyo doonka. Lacagtaas ayaa ah mid ku meel gaar ah oo la filayo in la siyaadiyo maadaama aan la ogeyn tirada dhabta ah ee Sweden iska dhiibi doonta. Qiyaasta hada ayaa ah 54000 oo qof in ay imaan karaan sanadkaan.

Magangalyo doonka iska dhiibaya Sweden ayaa hada maraya tiradii ugu badneyd, iyagoo dadka ugu badan ay ka soo firxadeen wadanka Siiriya. Soomaalida oo horay u ahaa dadka ugu badan ayaa hada aad hoos ugu dhacay.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

45 Responses

  1. saciid says:

    waan kusalaamayaa jimcaalow walaalo bakhaylinimadaada waan ka yaabey dhowr bilood ayaan ku soo weydii aan waxba isu dhalin ee masaakiinta ahaa xaaladooda kasoo waran waxaanse marti kaaga ahay oo aanu jeclaan lahayn hadii aad fahansiiso nimankaN KU SHAQADA LEH MIGIRAYSHANKA INAAD U SHEEGTO OO AAD TIRAAHDO WAR SOMALIDU ISUGUMA TEGI KARAAN SHARCI DARO NINIYO NAAG DOONAYAANA IN AY IS KAXEEYAAN MAKALA SINEYSAN KARAAN MARKAA SOMALIDA WAXAAD KA QAADAAN DNA DA ISU TAGA IN AY IS QABAAN NINKII AAN NAAGTAAS QABINI SOOBA LU GOMAAYO MMARKAA WAXAAN JECLAAN LAHAA AANU KUU SOO DUCEYNAA INAAD INTAA NIMANKAAS U SHEEGTO WALALOW ILAAHAY 2 MATAANO AH IYO JANKUUGU DUCEYNEY WAX DHIBANA ALA KUMA TUSO INSHALAA

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  2. nayruuus says:

    Asc walal jimcale aboowe waxan doonaya ina i shaxdi adiga iyo walaalaha kale ninkeyga waxuu haysta passbor kenyaaan dacwad ma u furi kara meeqo bil se igu qadaaanaysa dacwadas qofkasta oo arintas xoogteeda haya ha iga so jawabo wana mahadsan tahiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Ismail says:

    Asc . waad mahadsan tahay walaalkiis. Utaagnaanta iyo u howlanaanta wixii cusub si aad u gaarsiiso bulshada Somalida ah. Stor Tack .

    Dadka uu ogolaaday Migrationsverketka oo helay uppehållstillstånd marka ay dalka yimaadaan ma leeyihiin waxa loo yaqaan Hemutrustning iyo soo dhawayn ????

    Jag skulle uppskatta detta väldigt mycket.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  4. Jimcale says:

    Saciid horta waxaan jeclahay in aan kuu sharaxo sababta aan isaga daayay in aan ka jawaabo su’aalaha.

    1. Horta waqtiga ayaa igu yar oo waxaan ahay qof hawl kale oo somaliska.com dibada ka ah ay sugeyso.

    2. Su’aalaha inta badan waa kuwo aanan jawaab u ahayn sida arinta shuruuda 2 sano. Waayo arintaas waa mid aysan wax cusub ka soo bixin. Aniguna aanan u shaqayn Migrationsverket. Haddii ay warbixin cusub ka baxdo ANIGA AYAA SIDA UGU DHAQSIYAHA BADAN U SOO QORAYA.

    3. Akhristyaasha waa in ay iyaga laftooda is caawiyaan oo wixii fikrado iyo suaalo ah isaga jawaabaan.

    4. Boggu kuma saabsana arimaha socdaalka oo keliya balse waa in aanan ilaabin arimaha kale ee muhiimka ah.

    Waxaan rajeynayaa in aad i fahanteen.

    Nayruuus ma filayo in ay jidho sabab aadan ugu dacwoon karin haddii aad markii hore qoratay in uu Kenyan yahay, inkastoo ay jiraan shuruudo dadka oo dhan qabanaya oo ah in qofka dacwoonaya uu biilkiisa bixin karo qofka imaanaya.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 6 Thumb down 14

  5. Avv Roble Cadde (Uganda) says:

    Nayruus sister adigu waxaad haysataaa fursad qaali ah. Hadii uu xaajigu haysto passport kenya ah aad ayey u fududahay dacwadu oo waxey qaadan kartaa 2 – 3 bilod waayo waxaa ka baxay uganda gabar wadatay kenyan wax ka yar 2 bilod
    Marka walal waa fursad ee ka gaarsii xarenta dacwada

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  6. jamac says:

    Nayruus siduu jimcaalaba kuusheegay waxa muhiim ah kaliya inaad shaqayso Adiga Old biilkiisa bixin karto aniga waxan waydiiyay nin looyar ah anigoo markaa qorshay nayay imaan gabar NBI joogto udacwoodo waxuuna igu yiri kaliya wa inaad biilkeeda bixin kartaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Said says:

    Waad salamantihiin dhamaan jimcaale iyo asxaabta kale waxaa way diinayaa aniga 2bilood ka hor ayaan waxaan xereeye foomkii waxaana ku xereeyey internedka weli jawaab ma helin intastoo qofkii ii joogay iswedan loo diray warqad uuna ka jawaabay weli jawaab ma hayo waxaana dacwada kujira ciyaal marka umisa ayey qaadanaysaa in la iisoo jawaabo waad mahadsantihiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Osman says:

    asc su.aal jamcaale hada aan imaday sweden waxaan ku imaday dacwad posporka weyn ee sweden meqa sano aan ku qadankara

    mahadsanid

    Osman ali

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  9. waydiiiiiiiii says:

    ask swedish imigaration board

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  10. suldan sare says:

    asc sxb jim caalow maxaad war kahay saa arimihii 2 sano eelagu xidhay dadka arin taas bal war ka ken sxb hadii ad war kahayso

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. hanad says:

    JIMCAALE AAD BAA UMAHADSANTAHAY SIDA MARBA WAXYABAHA SO KORDHA NOLA SO SOCODSISID DADKA BADABA WAXYABAHA SUGAYAAN WAA HOWSHA 2SANO OO DAD BADAN KAYABISAY DAD WAX ISKUDHALAY MISNA MA WADA NOLEEN LABA SANO LAGU XUJENAYAO ARINTA MARKA SIDA WAR UGA HESHO ISHA ALLAAH NALA SO SOCODSI WAX KHAYR QABA RAJENAYNAA

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. mustafe says:

    HANAD SXB WALAAHI ARINKA 2SANO WAA IGA YAABIYEY CID IGA QANCISA XATAA MA HAYO KUNJEER XARAA MIGRATIONKAN TAGAY WAXAY IGU JAWAAB CASEOFFICERKAAGA WAYDII MARKAA WALI JAWAAB MA HELIN LAAKIIN BAL WAAN SUGAYNAA WAXAY KU SOO JAWAABAN MAALINTII INTERVEWGA LAAKIN IMAY WAYDIIN SHEEKADA 2SANO ANA SUAAL KAMAAN WAYDIIN HADA UUN BAAN BARAARUGAY OO ARKAY DAD LABA SANO LAGU XIDHAY MARKAA SUAASHAYDU WAXA WEEYI HANAD ILAA IMISAAD OG TAHAY OO 2SANO LAGU HAYSAA DADKA,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Asad says:

    Asc waad wada salamantihiin.Salam kadib Osman waxa aad ku qaadan kartaa 3-sano in aad is qabtaan qofka kuneenay. Caruur hadaad isku dhashaana 3-sano gudaheefa kabasiifiican. Micnaha waxa aay noqonaysaa in aad tihiin qoys isqaba. Waxa aad filay waad fahantahay.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. Asad says:

    Dadka qaba su’aasha 2-sano kusaabsan. Wali wax go’aan ah ma uusan soosaarin Emigrationsverket.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. Shukri,yarey, says:

    TO: ismail,walal mat nomacnen karta arinta adku tilmamtay. Hemutrustning? Iyo waxa ey tahay madama anheysano permetka, adshektay iyo inta adka fahan santahay ayado fahfahsan nasi plz iyo cidikale ogaraneyso arintas mahadsanit,oll

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. Dadir, says:

    T,asad, walal ma waxad ledahay hada famil kuledahay sweden o wilibo carur il 5 ah adkuledahay o wilibo qar mesha kudhashen hadi dacwo lagugu keno paska wen waxad kuqadaneysa 3 sano walal arinta no fahfahi plz ado rali.ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. Asad says:

    Asc Ismail.
    Walaal way leeyihiin soo dhaweyn iyo lacagta guridhigashadaba. Hadaad shaqayato waa ok, laakiin hadaadan shaqaysan oo aad katirsantahay kommunka waxa aas toos ula xiriiraysaa handlegarahaaga. Hadaad tahay dadka kujira Arbetsfömemedlingen waxa aad toos ula xiriirtaa gacanhayadaada. Waxa aan filayaa waad heshay jawaabahaadii. Lanasoco lacagta waa deyn oo dib ayaad u soo celinaysaa adiga ayaa go’ aan sanaya xiliga ad bilaabayso in aad bixiso. Laakiin 6 bil kadib marka aad lacagta qaadato waxaa kuu soo dhacaaya warqad lagu ogaysiinayo in aay soo dhowdahay xiligii aad bixin laheed amaba lagaaray.
    Asad

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  18. Dadir says:

    To,asad, walal passka an ku imanay wa alin’s pass wa na 5 sano iyo UT,KAR, O ASNA 5 SANO AH, marka mafahmin sababta an 3 sano ugu qadankaro passka wen mida kale lacakta an hanledarka weydinayo ma cadad ey ayaga leyihin miya jirto mase ana sheganayo mida kale markan shaqeyo miya leyga raba in angudo mase xata hadanan shaqen waleygaraba o kista yarta ah o certa kugud miya xalka,thxs

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. Asad says:

    Asc Dadir!
    Bro sidaas ayaan kawadaa. Sharciga Swedidhka waxa uu qabaa hadaad guursato qof jinsiyad Swedish ah haysta in aad sugayso inta aad kaqaadanayso jinsiyadda Swedishka ah 3-sano.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. Dadir says:

    Asad walal jawab ayan kasugeyna ado mahadsan?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. Asad says:

    Sorry Dadir!
    si qalad ah ayaan isku fahanay ka raali noqo hada ayan su’ashada arkay in aay kuqoran tahay alanspass.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. Dadir says:

    Ok pro ifah fahi ado rali’ah,igana rali noqo pro hadan kuweydiyo wax anan kawar hen ana wa ifa’ido adna waku xasanat

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. yusuf says:

    hadii aay xaaskaga leedahay basaburka dhalashada waxaad kuqadaneysa 3 hadiikale waxaad sugeysaa 8 sano hadaad kayartahayne 18 sano oo aay ku keenen waalidkaga ayaga ayaad laqaadan kartaa islahada lajoogo lkn waa in aay ayaga heystaan dhalashada hooyo ama aabo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. Dadir says:

    Thxs,MR,YUSUF,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. hanad says:

    mustafe shekada waa cusubtahay lakin marka interviega marayay waa ishegeen arinta labada sano hadana dhigi waa maray iyagana waasomareen jawaab uun sugayaa sxb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. wadani somaliyeed says:

    hanad DNA ga markiiiiii lagaaaa qaday meeqa bilooood ayaaaa ka soooo wareeegtay ? imisa caruuura ayaaa xaaskuna kuuu haysaaaaa ?asc walaaaal wanad mahad santahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  27. wardon says:

    asc walal su aal ayaan qaba waxan xereyay dacwad hada dhaw ninkayga oo ethopian haysta wax caruur ah isuma dhalin markaa maxaa shurud i qabanaysa aniga mana shaqeyo plz hadad wax ka ogtihin i so jawaba tack

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  28. khadar says:

    Walal waan idin salamay waxan ahay wiil yar o 14 jiro 2bilood ayaan joogaa sweden sharcigiina waan qaatay.faamilkeygii aan rabaa hada inaan u xareeyo .markaaa walaalayaaal ma interview aayaa laga qaadayaa cidayadii hada markay xareeyaan mise DNA oo kaliya .?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  29. hanad says:

    Wadani hal ilme uun bay iheesa jawaabta hada 2bilood sugayaa wax walbana waamaray wali jawaab mahayo sxb isha allaah alle ha kaso sahlee

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  30. abdirahman sheikh dahir says:

    asc waad salamantihiin sida aad u dhan tihiin waa sax qof ilaa iyo hada war ka heysa malahan arinta 2sano laakin waa arin u bahan in laga fikiro maxaa yeelay marba hadii ey ilma la is ku dhalay 2sano maxey shegeysaa dad badan wey baxeen dad kale neh wey sugayaan laakin waxaa su aal ka taagan tahay dadka qaan gaaray oo D N A iyo interviwga maraya jawaabtooda neh dheeraatay maxaa laga yelaaa mise ogalaaasho ayaa sugayaan jawab ayaan ugu bahanahay waa hadii ad wax ka fahan san tahay mahadsanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  31. amina ladan says:

    asac aqiyaata arinka 2 sano arin kwedi aya aigu dhacday migreeshan kiina wuu ii soo diiday maxkamada malmö ayeeyna ii gud biyeen ilaa 2 bilood weey xareey san tahay waina wax jawaab ah kama haayo wixii jawaab ah na waan idiin soo gudbin INSHA ALAAH waxna yaan la wer werin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  32. hanad says:

    AMINA LADAN WIXI SO KORDHA NALA SO SOCODSII WALAALO ANIGA WALI JAWAAB BAA SUGAYAA ISHA ALLAAH WAR AYNU KUFARAXNO KA RAJENAYANAAA

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  33. hanad says:

    amina ladan aad baa umahadsantahay wax kaso kordha nala so socodsi anaga jawaabti waliba mahayno lakin wax khyar qaba rajenaynaa isha allaah dhamaanteenba

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  34. Sihaam says:

    AKHYAARTA 2 SANO waxaan idiin hayaa wiil ka mid ah dadka 2 sano ka yar ku wada noolaa waddankii oo ogolaansho la siiyay waliba uu migrationka siiyay, marka arrintaan ma iska nasiibaa mise sharcigii ayaa wax laga badaly magaranayo . alla hanooga soo qaado dhammaanteenba .

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  35. mustafe says:

    SIHAAM AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY WARBIXINTAADA WAXAN U MALAYNAYAA WALAAL ANIGA RAYIGAYGA INAY NASIIB TAHAY IYO QOFKA KIISKAAGA GACANTA KU HAYA GO,AANKA LEE YAHAY WAAYO HADAY WAX KA BADALEEN WAY SOO QORI LAHAAYEN AMA WAY KA HADLI LAHAAYEEN MARKAA INSHA ALAAH GUUL BAAN INOO WADA RAJAYNAYAA ANIGA KOLAY MEELKASTA WARBIXIN BAAN KA DOONAA JIMCAHA WAXAN RABAA INAAN MIGRATIONKA WEYN EE GOTENBORG ARINTAN WAX KA SOO WAYDIIYO AAN WIXII CUSUB ISLA SOCODSIINO

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  36. hanad says:

    sihaam war farxad leh shegtay alle inagana ha inoga so qaado war khyr leh sugeena dhamaanteenba alle waxkasta haya usaga wax khyr qaba karajenaynaa isha allaah amin amin

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  37. abdullahi says:

    dhamaan waan idin salaamay salaan kadib raajado aad ayay u wanaagsantahay sodocoya insha allah qufkasta in u muradkisa ilahi usahlo amiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  38. amina ladan says:

    HANAD insha alaah wixii soo kordha waan idiinla socod siinayaa dac wadeey dana maxkamada maalmo ayeey jirtaa marka wixii qeeyr ah iyo fikrad aan is kaa shano ee JIMCAALE un yaan indhaha ku wada eegin ileen asigu ma ahan qolo u sha qeeysa migrationka ama max kamadaha wixii uu noo soo maqlana asna waxaan ka cod sa neeynaa in uu inoo soo gudbiyo INSHA ALAAH

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  39. Amin says:

    To. MUSTAFE,

    Asc dhammaan akhyaarta. Aniga waxa aan ka mid ahay dadka 2da sano xujada looga dhigay. Waxaan aqaanaa 3dex qof oo aan iska imaanay X.Dadaab, Kenya oo arrintan ay ku dhacday. Wiil 2 caruur leh, Gabar Hal cunug leh iyo aniga oo halk cunug leh. Labo qof oo kale oo ii dhowna waa la iisheegay oo dhibaatadan ku dhacday. Marka asxbta 2 sano waxa aan u muuqanaa in aan noqonay looma ooyaan kkk. Sababta oo ah Sweden waxa ay aduunka ku qaraabatay in ay qooysaska caruurta ee Soomaalida ay u fududeysay marka arrintan aan iska aragno oo qaarkeen ha isu xilqaamo, Aniga hadda racfaan ayaa ka qaatay bishii November. Ilaa iyo haddana wax jawaab ah ma hayo. Marka wixii soo kordho waan idinla soo socodsiini.
    wabilahi towfiic.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  40. hanad says:

    mustafe aad baa umahadsantahay fikirkaaga runti khyr baynu rajenaynaa isha allaah alle uun baa wax haya usaga isha allaah ka rajenaynaa wax khyr qaba oo dhamaanteen ku faraxno waa muhim qof walba dhicisa ina aynu isla soo socodsino oo kala war qadano aadbana umahadsantihin dhamaan asxaabta

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  41. mustafe says:

    to AMIN
    ASC AKHYAARTA 2SANO AMIIN SXB WAAD MAHADSAN TAHAY WARBIXINTAADA WAAR HADAAA DHAWR FAMILY TAQAANO SXBOW HAWSHU MA YARA ANIGA DACWADII WAY XARAYSAN TAHAY WALINA JAWAAB MA HAYO WAXAN KU WAYDIIN LAHAA REERAHA AAD KENYA ISKU TAQAANIN CARUURTA HAYSTA DHAMAANTOOD MIYAA LA DIIDAY MISE CARUURTA WAA LA OGOLAADAY MIDA KALE ARINTAN DAD BADAN BAY KU DHACDAY LAAKIIN WAY QARSANAYAAN HADA OGDAAY DAD
    BADAN OO DHIBAATO HAYSATO LAAKIIN ILAAHAY HA KA DULQAADO SXB

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  42. mustafe says:

    HANAD SXB WAA MAHADSAN TAHAY INSHA ALAAH XIRIIRKA WAAN BADINAYNAA ILAAA ARINKAN XAL LAGA GAADHO EMAILKAYGA WAAKA KOR KU QORAN KAASI TELKAAGA IGU SOO DIR SIDII WARBIXINAHA AAN U KALA QAADANO INSHA ALAAH WIXII DHIBKAN HAYSTANA ILAAHAY HA KA QAADO LAAKIIN SXBOW ARINKAN WAA IGA YAABSHAY DAD CARUUR ISKU LEH OO DNA LAGA QAADAY OO HADANA LA LEE YAHAY 2SANO MAYDIN WADA NOOLAYN MIDA KALE SXB ANIGA MARKII HORE ARINKAN MUHIIM IMA AHAYN LAAKIIN HADA AAD U DAREEMAY XAL WAA IMAN

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  43. Amin says:

    TO. Mustafe, Sxb dadka xaasaska iyo caruurta ay ka maqan yihiin waxaa loo ogolaaday bas ah caruurta hooyooyinkiina waa la diiday. Ilma yar oo naaskii hooyadiis jaqaayo ayey ku leeyihiin waa loo ogol yahayay, hooyadii dhashayna waa loo diiday. Qolodaan caqliga lugaha ayuu kaga jiraa ma istiri,,k,kk,k,k. Marka aniga waxaa ila quman in la is uruursado oo la iska warhayo inteenaa isku dhibaatada ah. Ilaa hadda ma maqlin cid jawaab ay soo siisay Maxkamadda racfaanka sababtuna waxa aan u maleyni in arrinkan 2 sano ah uu ka yaabiyey maxkamadda socdaalka. Bishii Nov. 2012kii ayaan maxkamadda u diray racfaan, markaan waydiiyo jawaabna waxa ay leeyihiin sug-

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  44. mustafe says:

    TO AMIN SXB AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY WALI LAMA ARAG WAALID IYO ILMIHIISA LA KALA REEBO INSHA ALAAH LAAKIIN WAAN DADAALAYNAA FIKIRKAAGA WAAN KUGU RAACSANAHAY WAAKAN EMAILKAYGU mustafekhadarlive.com WAAN IS URURUSANAYNAA MUDARAAD WEYN BAYNU SAMAYN HADII ARINKAN SI DEG DEG WAX LOOGA QABAN WAAYO TELKAAGA EMAILKA IGU SOO DIR ANA AKU SOO WICI ADIGA IYO WIXII HAWSHAN DIYAAR U AH EE AY DHAIBAATO HAYSATO

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0