Abdinoor: Cunsuri ayaa weerar joogto ah igu haya. [Dhagayso]

Abdinoor Haji Mohamed oo ah qoraa Soomaaliyeed oo ku nool tuulada Braås ee ka tuula duleedka magaalada Växjö ayaa iiga waramay xaalad cunsuriyad ah oo muddo dheer ku haysatay degmadaasi. Abdinoor ayaa sheegay in isbuucyadii la soo dhaafay uu si joogto ah weerar cunsuriyad ah ugu haayay nin Swedish ah, isagoo xitaa ay ka baxsan waayeen caruurta yaryar.

Dhagayso wareysiga aan la yeeshay Abdinoor oo si qoto dheer uga hadlaya dhibaatada cunsuriyada iyo sida ugu wanaagsan ee loo wajihi karo markii ay cunsuriyad kula soo daristo.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. Hasan says:

    Waa arin cajiib ah. Guul cabdinur.

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 15 Thumb down 14

  2. Mahamoud says:

    Asc magacayga waxaa la idhaah Mahmoud Ali waxaan raba in an halkan ka dhiibto fikirkayga dhanka cunsuriga misa waxa soboba cunsirnimada dadkan aan wadanka aan ugu nimid waad dad sharci iyo ixtiraam yagana Somalida sida ay u dhaganto marka ay arkaan anshax xumada buuga is dabo oradka bilaa akhlaagda lama yabo waayo waa dad babasana 30 sano dhan agoon dhan sharci dhan ixtiraam jaarka xata ma dix galinaya diinta ku faraysa in aad xaga jaarka gudata waxaad arkaysa qof haween ah oo xijaban oo mobil dhagta ugu jiro tukaanka ka dhex gaylinaysa laga adeeganayo diinteena muslinka taas ma ogola calamada xijaabkuna waa astaanta diinta waa in la dhawra somaliyeed shame on you walah dad kale intaynu cunsuri ku tilmaamin dhagan xuma kow ka tihiin caydhbaad labo u tihiin . Somali marka magasho sawir xun ayaa laga gadanaya
    mahad sanideen

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. goob says:

    waan ka xumahay ,waxa waye dadkan cunsurigu maha hada dadka nolosha ka dhacay eeh waa dadka dowlada matala oo meel walba kaga jiraa , diktoor , macalin , skattesverket , arbetförmdlingen , basska , meel walba way ku jiraan wana dhib

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  4. Shakuur says:

    Waaa wax aad horay usoo sameeyseen Cunsuriyada hadaa Somaali tihiin marka tan la yaab m lahn.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  5. abdifatah says:

    soomaliyay cunsiriyad aad soo sameysen wadankiini ayaa hada tan yar oo waxba aan ahayn ciyaalo iyo shekadadaas waa fudaday lkn somali dad qabiil dhan ayay cunuqabateen ku sameyen somali jaahil

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  6. al cadaala says:

    Markan dadka walalahen aan dhahney midgo waye ma is gursano aan gursano markas anka hadalno waxi cunsuriyad ah inta kale aan dulqadano. Hee

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  7. midgaan says:

    midgo madhibaan tumaal gabooye yaxar iyo yibro.dhamaan waa magacyo soomaali ah aanan caay iyo aflagaado ahayn balse runta ayaa ah maynoorati oo ah in laga tira badan yahay iyagoo waqtiga ka hiiliyay eeyna u qeeyb sameen qabaa ilada soomalida. maanta runtu waxay tahay caalamka in la hor maray guurna cid ugama baahna iyaga ayaa isku filan oo waxaa maanta laguursadaa caalamka dhamaan cida aad iska heshaan.somali iyaga maanta kala diimo noqdeen qawaarij,masiixiyiin,shiico,iyo kuwo kale maanta somalida marka ay iska guursanayaan ayaaba u baahan inaad ka fiirsato kan kugu diinta ah aqyaareey takoor waa dhamaaday inta somliya kunool ee la hayb soocona waxaan ugu baaqi lahaa war isaga soo baxa oo wadamada diriska ah u gala guursada oromada kenyanka cafarta iyo ereteriyaanka ugandheeska tanzaniyaanka hala xuroowo.fifa midgo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. dhuusa waaayne says:

    neef natahay miid gaan ahh

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1