Mid ka mid ah xubnaha Xarakada Al-shabaab ayaa hanjabaad dil ah u soo diray ninka Swedishka ah ee lagu magacaabo Lars Vilks kaasoo sawiray kartoono eey uu ku matalay Nabi Maxamed (SCW). "Meel kasta oo aad joogtid, hadaysan dhicin maanta ama bari, la soco in aanan ku iloobin" ayuu ku yiri fariin muuqaal ah midka mid ah xubnaha Al-shabaab Abu Zaid. "Gacanta ayaan kugu soo dhigi doonaa Ilaahay idankiis meelkasta oo aad joogto iyo goob kasta oo aad ku dhuumanayso. La soco waxa ku sugaaya, waa qoor gooyo waayo waa waxa aad astaahishid. Walaalaha Muslimiinta waxaan ugu baaqayaa in ay dilaan eygaan waxaad Allah kaga helaysaan ajar" Ayuu ku yiri Abu Zaid fariinta oo English ku qornayd. The Local

Al-shabaab oo u hanjabtay Lars Vilks

Mid ka mid ah xubnaha Xarakada Al-shabaab ayaa hanjabaad dil ah u soo diray ninka Swedishka ah ee lagu magacaabo Lars Vilks kaasoo sawiray kartoono eey uu ku matalay Nabi Maxamed (SCW).

“Meel kasta oo aad joogtid, hadaysan dhicin maanta ama bari, la soco in aanan ku iloobin” ayuu ku yiri fariin muuqaal ah midka mid ah xubnaha Al-shabaab Abu Zaid.

“Gacanta ayaan kugu soo dhigi doonaa Ilaahay idankiis meelkasta oo aad joogto iyo goob kasta oo aad ku dhuumanayso. La soco waxa ku sugaaya, waa qoor gooyo waayo waa waxa aad astaahishid. Walaalaha Muslimiinta waxaan ugu baaqayaa in ay dilaan eygaan waxaad Allah kaga helaysaan ajar” Ayuu ku yiri Abu Zaid fariinta oo English ku qornayd.

The Local

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...