Askariyad tacadi u geeysatay wiil soomaali ah oo shaqadii laga eryey

Inkastoo magaca soomaali ee dalkaan Iswiidhan mudooyinkan dambe noqday mid la dhibsado kolka la soo hadal qaado, taas oo ay sabab u tahay falalka foosha xun ee ay dhalinyarradda magaca soomaali wadata ku kacaan. Islamarkaasina kooxaha xagjirka ah ay ku aflagaadeeyaan barahooda foosha xun.

Haddaba magaaladda Uppsala ee dalkaan Iswiidhan, ayaa waxaa ganaax iyo shaqo ka erin la iskugu daray haweeney askariyad ah oo sanadki ina dhaafay gacanta ku soo dhigay wiil dhalinyarro ah oo soomaali ah, kaas oo la sheegay inuu wax dhacayey. Haweeneydan askariayda ah iyo mid kale oo la socota ayaa si fool xun ula dhaqmay wiilkaasi soomaaliga ah ee falka xatooyo lugu soo qabtay.

Muuqaal fiidyoow ah oo boolisku baayey ayaa waxaa laga arkayey sida naxariis darrada ah ee ay ula dhaqmeen wiilkaasi. Ugu dambeyntiina haweeneydan ayaa shaqadeedii ku weeeysa falkaasi tacadiga ah ee ay geeysay wiilkaasi soomaaliga ah inkastoo muuqalka laga maqlayo sida uu ceeytamayo hadana waxaa muuqata in ay adeegsatay awood dheeri ah.

Somaliska.com-Göteborg

 

 

 

Faafi mowduucaan

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. Wabseedki qof aan af somali aqoonin ayaa ku xaaray.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  2. Saleh says:

    Fadlan qof qoraal kaan diyaariyay laba arimoodba ha dib ha u soo barto in iskuul ka ku laabto
    Habqoraal ka AF Somaliga iyo dhaliisha hadal xumada bulsho dhan uu u jeedinaayo Wiil maskin åh daasad xaday dartii

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. Adnan Ali says:

    Somali Doqonkan Oo kale Ayaa Ku jira, War Anaga Sweden Beenale Kulahaa Soomalida Waa Ladhibsada In la Shekto, Dadka Ajnibiga ah OO Sweden jooga Soomalidu Waa Ku Dhibyartahy Wlhy Marka Loo EEgo Carabta Iyo Afqanistanka

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Adnan Ali says:

      Somali Doqonkan Oo kale Ayaa Ku jira, War Anaga Sweden Joogna Beenale Kulahaa Soomalida Waa Ladhibsada In la Shekto, Dadka Ajnibiga ah Oo Sweden jooga Soomalidu Waa Kuwa Ugu Dhibkayar Wlhy Marka Loo Eego Carabta Iyo Afqanistanka

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. hamse says:

    fadlan qoralka sax

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *