Home Wararka Caalamka Rabshado ka dhacay Rosengård oo ka tirsan Magaalada Malmö

Rabshado ka dhacay Rosengård oo ka tirsan Magaalada Malmö

0

Magaalada Malmö ayay u aheyd habeen adag kadib markii halkaasi ay ka dhaceen Rabshado lagu gubay Gawaarig badan iyadoo Booliska looga hortagay dhagxaan kuwaasi oo waxyeelo ka dhalatay.

Rabshadaha oo ka dhacay Xaafada Rosengård ayaa yimi kadib markii halkaasi lagu gubay Quraanka Kariimka iyadoo Salwan Monika uu falkaasi ka danbeeyay.

Dadka Deegaanka ayaa saaka ku soo toogsay gawaari la gubay iyo wadooyinka qaar ee waxyeelo soo gaartay madama rabshadaha badankooda ay dhaceen xalay.

Malmö ayaa aad uga dhiidhisay falka lagu gubay quraanka kariimka kaasi oo sanadkii ugu danbeeyay ka taaneyd Dalka Sweden.

Booliska Sweden ayaa bilaabay Qalabka Caamirooyinka oo loo istimaalayo dadka ka danbeeyay waxyeelada halkaasi ka dhacday iyo baaritaano dheeri ah oo ay wadaan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here