Baafin: Ma aragtay Abdirahman?

Abdirahman waa wiil Soomaaliyeed oo da’diisa tahay 14 sano jir oo ku nool magaalada Västerås oo ilaa 2-da bishaan November la waayay meel uu jaan iyo cirib dhigay. Abdirahman ayaa markii cid ugu war dambaysay lagu sheegay agagaarka ayroboorka magaalada Västerås.

Abdirahman ayaa markii la waayay waxa uu xirnaa surweel jaale ah, jaakad iyo kabbo madoow. Muuqaalkiisa ayaa lagu sheegay mid timmo gaaban oo dhirirkiisa uu yahay 165cm, culeyskiisa waa 52kg.

Ururka Missing People ayaa xalay baadigoob ka sameeyay magaalada Västerås balse lama sheegin ilaa hada in la halay iyo in kale.

Haddii aad aragtay  Abdirahman ama aad ogtahay cid garanaysa fadlan la xiriir booliska sida ugu dhaqsiyaha badan. Telefoonka waa 114 14.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

22 Responses

  1. Jey says:

    Ilaah isagoo nabad ah ha keeno lakkin waxan layabay xishood la aanta ninka sawirkan leh miyaa 14 sano jira kkkkkkkkkkkkkkkkkkk Soomali way walatay ugu yaran waa 25 jir ama kabadan

    Fikrad lala dhacay Thumb up 17 Thumb down 12

  2. fatma says:

    14 sano waa sandku sweden ku joogo waa midka bukta ah.

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 10 Thumb down 12

  3. sheelare says:

    War yaa idin dir satay qof ari mihiisa maxaa inka quseeyo dan idin kama dhacdo miya umada faraha kala baxa haduu 100 jiro iyo hadu 5 jir yahay dantisa ka raacda

    Fikrad lala dhacay Thumb up 29 Thumb down 1

  4. hodan says:

    Wa sax ee mesha ad dadisa ad mashqo ad ku tini u duceya istället ina cafimad lagu helo..

    Fikrad lala dhacay Thumb up 19 Thumb down 0

  5. hassan shelk maxamud says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 2 Thumb down 14

  6. Yusuf says:

    Allah ka baqa wax kaftan u dhahdeen yoomul aakhira la isku xisaabin doona. Haduu walaalka mise wiilkaaga ahaan lahaa sidaas ma uugu jeesjeesen. allah ka cabsada aan u duceena walaalka isga oo nabad qaba reerkiisa allah u soo celiya. Wcs

    Fikrad lala dhacay Thumb up 27 Thumb down 0

  7. muhanad says:

    isha alaahu ale waxaanu kabaryeenaa in wiikaasi lahelo aniguna waan dooneynaa hadiiaanu aragno booloska waanusoo waceynaa iadinkana alaha idiinka ajirsiiyo

    Fikrad lala dhacay Thumb up 11 Thumb down 0

  8. sabrin mohamad says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 9

  9. runsheeg waa ceebsheeg says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 2 Thumb down 9

  10. Umu Ruwaida says:

    jaahilin ayaad tihiin kuwiinan wiilka da’diisa ka hadlaya waa wiil yar, dadka xagan ku dhashay hore ayay u koran oo raaxo iyo cunto fiican ayuu ku koray masha allah , maad u quudhi laadihiin intuu leeg yahay..ilaahay ka baqa ..una soo duceeya wiilka yar inuu ilaahay dib u soo cesho isagoo nabad qaba oo uguna soo noqdo waalidkiisa.. ilaahayow u gaargaar wiilka yar..amiin.amiin

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 2

  11. Anonymous says:

    fear Allah and stop talking shit, it’s like you eating your dead sister’s or your dead brother’s meat.
    and stop judge no one knows what happened to him, only Allah knows.

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  12. Abdifatah jamac says:

    war somali howl badanaa bal maxaa ka galay da´diisa tiina yaa huba waa dhumay ayaa la yiri da´daan ma jiro iyo maxaa idin ka galay fuck jaahil waraa isku xishooda waxaa shegtaan aad weydeene camal yesha naftiina ku mashquula somali ayaa ku maahmahda ISMA ARKE AYAA ILSLAAM ROGAY

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  13. Najma says:

    Nabad allaha kuso sama ceeliyo insha allaaaj

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  14. maxeldjib@hotmail.com says:

    Doqoon , wiilka dadkodi kaa lumay maa ku qosli , wiilki dhib haysato marka aad sida ugu qososhan qoofki wanagsana maxaad kaa yeli , xasaad illahay idin ku diil somali badana waxa aan nahay daad xuun oo dhexdod is neceb

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  15. luul says:

    asc
    ilaahow u sahal dadka uu ka maqan yahay waxa laga yaabaa kuwi ilmaha maskaxda ka qabsadan jiray in uu u gacan kalay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  16. luul says:

    asc
    ilaahow u sahal dadka uu ka maqan yahay waxa laga yaabaa kuwi ilmaha maskaxda ka qabsan jiray in uu u gacan galay

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  17. adigu is xisaabi ma been baad sheegtay mise run? says:

    waxaan la yabay dadkan ku mashquulay da,diisa sweden waxa soo galay qofba qofkuu ka jaahilsanaa ee ka caqliga xumaa ayaad is odhanaysaa inyar mooye bal maxaa idinka galay dadiisa iyo intuu jiro adinku se ma runbaad sheegtaan kuli somalida joogta midaan been sheegin ma jirto waar isla xidhooda jahiliin yahay oo usoo duceeya wiilka

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  18. abdullah says:

    Asc allah sodhaweeyo amiin tan kale da,da waa caadi dadkii uu isu dhiibey waa ka rumeysten ee somaliyey xegeed walaalayal ka habaaran tihiin aniga waan idinka yaabey Diinta ku ma dhaqantan gaalo gaal gaal nimadisa cadeystay matigiin waaban garan waayey waxa si, idin ka ah hadaad mulimtihiin yaa idiin baneeyey inaad qof ceebihiisa aad ku raxsysatan ama aad wax ka sheegtan wax mala ah soo allah madhihin maluhu waa xaaran yaase isweden xalaal ku jooga qofkasta been iyo qurun iyo xaaran ayuu ku nool yahay halbooli ah nirig xalaal ah madhasho markii hore eed wadka imaneysay been ayaad sharci ku qadatay wixii aad sharcigaa ka kasbato maxalaal baa illen allah waa ku arka inaad interfiyuu aan waxba ka jin laguugu ogolaado dagenaansho marka somali Diinteda ha ulaabato oo gaal ama muslim mid ha raacdo waxa arki qof og inuu waxasi xaaram yahay oo sameynaya marka taasi ma muslim nimaa somalidu waxay moodaya in muslim nimadu ay tahay udhalasho ma ah waa diin hadii aad wax yaalaha qaar aad latimaado waad kabixi diinta

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  19. marwaan says:

    SOMALIA waxa au ka dagi la,dahay waa kuwaan oo kale oo shaqo aan tooda aheyn faraha la gala.
    ma ahan in aad ku mashquushaan isaga ee waa in aad ka jawaabtaan codsiga la idiin soo gudbiyay.¨
    mahadsanidiin.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  20. ifka says:

    kkkkk ninkan aad radinaysan waxa uu radsaday naag oo wa qooqay ileen wa odayee 14 ma jiire waxa igu daran sawiirkay soo saraan reerka radiinayo aay ku sheegayan 14 jiir yahuu

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. runsheg wacebsheg says:

    hahahah aaa kulatahay sxb ninkaan maa halkan kudhashay marka war somali ama halkan haku dhasho ama somalia wa isku mid kuwa somalia kudhashaba roon kuwaan cunto nafaqo aleh lamaba siyo ee rooti ismaris iyo korv ayaa lasiiyaa waxad rabto m ad noogu shekeynaysa gabareey

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 2

  22. Hajiga says:

    Ar ninkaan alaha keno Lakin dadaas ilama eka inuu jiro

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1