BAAQ: Haddii aad jeceshahay danaha, sumcada iyo magaca Soomaalida ka soo qeybgal banaanbaxaan

Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Sweden gaar ahaan Örebro län iyo gobolada ku dhow inay kasoo qeyb galaan banaanbax lagaga soo horjeedo Amineh Kakabveh taas oo aflagaado iyo cay u geysatay dhamaan umada soomaliyed.

Xisbiga Bidixda (Vänsterpartiet) ayaa isugu imaanaya kulankiisii mudolaha ahaa. Kaasoo go,aan lagaga gaadho cida iyo arimaha xisbiga ee mustaqbalka. Waxaa muhiim ah inaan muujino sida aan uga xunahay aflagaadada iyo meel ka dhaca ay Aminah u geysatay dhamaan umada somaliyed.
Hadaba yaan lagaa waayan Örebro, maalinta Sabtida, taariikhdu ay tahay 7 bisha May. Saacadu markay tahay 13:00. Goobtu waa OLOF PALMES TORG 1, 702 22 Örebro

Wixii faahfaahin ah kala soco Facebook: https://www.facebook.com/events/1000777383293273/

Muuji dareenkaaga oo soo bax maalinka sabtida ah!

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

16 Responses

  1. luul says:

    asc
    wan ka xumahay in an ka soo qeybgali karin banaanbaxan aad muhiimka noogu ah lkin waxan rajeynaya in booskeyga la buuxiyo oo aan la iga tabin aad ayey u mahad san yihiin dadka soo abaabulay guuleysta ayaan idin leeyahay

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 0

  2. iska dhaaf says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 5 Thumb down 12

  3. qaxootidoon says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 2 Thumb down 15

    • somali says:

      adigaan sumcad leheyn ee kurdida aad shegeyso ku biir.. kurdidu waa nasab dhiman adne sida hadalkada ka muuqata waxad tahay nasab dhiman… yaxar yaxar dhalay

      U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

    • Dalkeyga Hooyo says:

      Af soomaali fiican soo baro marka hore ka dib Soomaali wax sheeg Oromo adoo kale aa Soomaali qaso maalin kasta.

      U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  4. Warsame says:

    Samcad samcad kulahaa af Somaalige soo baro Somaline matihid hasoogalin webkaan sharaflaaweyaw tag wasaq wasaq edeb daran nacas

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  5. Amal says:

    Waaka xumahay inaa aad uga dheerahay laakin waxaan dhihi lahaa Soomaalida meesha ka dhaw walaalyaal kaqeeb qaado sumcada dhooro inshaallah waxaan rajeynaa guuul

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  6. Somaliboy says:

    Maa lagu banaanbaxo mida somaida ah ee diinteena aflagaadeysay Oo maalin qalbo soomaalida daba taagan qoftan Facebook ayay wax soo gelisay raali gelin ayay ka. Bixisay sheekada meeshay ayaba ku egtahay wax yaalo badan Ayaa jira in lagu mudaaharaado soomali badan Ayaa Sweden ilamo laga qaatay kuwa badan Ayaa sharci la aan ku eh kuwaas hadloo banaanbaxo iyo kuwa badaha ku dhamaaayo taas Ayaa dhihi lahaa ani

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  7. Warsame says:

    Waa kaxumaha anige aad ayaan ugu fogahay ee dadka Örebro udhaw haka qeebgalaan si wanaagsan idinkaa naga wakiil ah garabkiine Allahgalo. ..Waa lugu mudaaharaadaa naagtaan sababtoo ah video Somaliya munaasabad abaal marin ah oo shirkad isgaarsiin ah ayaa si aad iyo ufool xun loogu turjumay been abuur iyo cunsuri nimo ah oo lalayaabo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Abdikadar says:

    Aad ayaan oga fogahay Göteborg ayaa daganahay lkn asxaabtayda ku dhaqan Örebro iyo agagaarkeda waa ka war gelinayaa shacabka somaliyeed ee ku dhaqan Örebro waxaan u jeedinayaa in ay is garabtaagaan sumcadooda täck jimcaale

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 0 Thumb down 5

  10. Somaliyeey toos says:

    Abdifatah jiif diid nacas jimcaale maa Örebro ayuu daganyahay mida labaad maa somaliska röster ayuu ka socdaa waxaa soo qaban qabinaya waa umad somaliyeed waxa kalee laga hadlaayaa maxay tahay hadii naagta xun ee sharafta somalida meelkaga dhacday aan laga hadlin maa waxa laga hadli qof bila sharciya taas dawlada sweden ayay utaala sida ay goaan kaga gaari lahayd FAN

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  11. somali baan ahay says:

    yes waa tan sidaan rabay is muujiya tusa inaad tihiin wax jira haku noolanina bahdilaad iyo yasid is muujiya cid kaa xaq badani ma jirto wadankan waa kolba sida aad iska yeesho aduu dhamaan somalida walaalahay ah waxaan leeyahay u kaca aniga waan ka fogahay mooye walaahi xataa shaqada waan uga soo bixi lahaa is muujiya dulinimo ha qadanina ilahay baa somali idinka dhigay somalinimadu waa nasab nimo anagaa dadka ugu fiican come on. maanta magaca somali ayaa weeyan waxaan u dagalamaynaa dhamaantiin kaca oo iska dhiciya dadka sharafkiina ku dheelay, intaa yaan lagaga hadhin marka laga saaro xisbiga hadana maxkamada la gala oo danbi kusoo ooga marnaba haka hadhina ilaa ay qoomamayso waxay samaysay.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  12. qaxootidoon says:

    aniga hadda maxaa la igu caayey somaalida dhalad ah ayaan ahey walaahi naagtii somaalida aheyd oo rasuulkeena csw aflagaadeysey taas maa ku mudaharaadaan taas ayaa xaq ah idinkii ayaa dayacan markaas ayaa afka taageysaan somaalidana masaakiinta ah sharciga loo diidey bahdilka ku nool kuwaas ma u mudaharaadaan oo garab u muujisaan been ayaa isku sheegeysan ordaya

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  13. waryaa says:

    Maantoo jimco ah ayee kufiicneed mudaharaadka, shir weyn ayee kuleeyihiin Vänsterparti örebro.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. hhhhhhhhhhhhhhhh says:

    ilama ahan inaad imaan doontaan mana lahan soomaali wadajir waligoodna uma soo istaagin magac soomaali eeeeee waxaan idinku darsan lahaa waa qabiilma qabiilka banaan baxaayo maxuuse noowadaa ma asaa daneysanaayo mase ? haduu reer hebal kujiro waana kala noqoneynaa kalsoonida hhhhhhhhhhhhhh banaan bax kulahaaa wadankaaaga ayaad u banaan bixi weysay markaasaad leedahay soomaalinimo haloo soobaxo Aan kasoo bilaawno wadankeena markaas ayaan guuleysaneenaa hadii kale waxaad lawareegeysaan lalaaabta nabadeeey

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1