Banaanbax weyn oo ka dhacaya Stockholm

Maalinta barito waxaa Stockholm ka dhacay banaanbax aad u weyn oo looga soo horjeedo cunsuriyada. Banaanbaxaan ayaa ka dambeeyay ka markii isbuucii hore banaanbax yar oo ka dhacay xaafada Kärrtorp ay weerar ku qaadeen cunsuriyiinta kuwaasoo dhaawacay dhowr qof.

Barito ayaa waxaa isla xaafadaas isugu soo baxaya dad ka badan 16,000 qof oo ay ku jiraan siyaasiyiin caan ah sida gudoomiyaha xisbiga Socialka  Stefan Löfven . Ujeedka dibadbaxa ayaa ah in cunsuriyiinta loo muujiyo in aan loo dulqaadan doonin cunsuriyadooda.

Hadaba cidii ka qeyb gali karta banaanbaxa ayaa waxa uu dhici doonaa Axada 22 December saacada markay tahay kl. 12.00 goobtu waa Kärrtorp torg. Tunnelbanna Linje 17.

linje17

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. yaab says:

    sac aqyarta yaa warka haaya dadkii 2 sano maxa lo amuusay ?

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  2. nurshe says:

    ARINKA 2 SANO HALA FALAN QEYO RUN IYO BEENBA BENTA HATA NIYADA EY DHISTA KKKKKKKK SHIBA AYA NODARAN

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. radiyo says:

    asc dhamaantii waxaa layiri ninkasta meeshii buktaa asageey balbashaa dadkii hadeey u imaadeen ilmahoodii anagii cayaarta waa nalooga fariistay hadaan nahay dadka labada sano iyo singelkaba ilaah ayaa noomaqan asagaa awooda iskaleh ilaahay gaalada hanoo soocabiidsho aniga 6 bilood ayaa dhiigsugayaa naagti haanleegarada ii aheedna waa diiday in ay iga qabato tellka lixdaas bilood waan wacaayaa sidaan cajal ugu duubayay waandaalay migrationsverkedka waan tagay hada waan samray dadkii dhan waxaa lagu haayaa waa in lasugo ugu yaraan sanad wiilal iyo gabdho badan sanad ayeeyba dhiigsugayaan waalayaabanyahay ee aqayaareey sooduceeya

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. HADE says:

    qofwalba meelba udaran lkn wa inaan ka qeb galana bana baxaas barito waan muhiim wuxuna muhiim uyahay gud ahaan anaka somali hadan nahay marka ilmihii iyo dhiig iyo dhacaan waaye holaha dhibka idin ku haya wayna hagaagi donaan waqtiyada so socda insha alaah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. ASC war Jimcaale waan ku salamay sxb ama wiilkeygi waxaan horay kugu soo qoray talo weydin lakin kama adan kaso jawabin malaha waxan so qoray in lanta socdalku i cunsuriyeysay marka waxaan u arka in aad ka gaabsatay wixi farta ku fiqaaya migrationsverket waxa laga tabanaayo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0