Bandhig buugaag oo lagu qabtay magaalada Flen

Barnaamij la magac baxay wax akhriska waa muhiim ayaa waxaa soo qabanqaabiyey labada qorayaal ee kala ah Maxamed Xirsi Guuleed (CabdiBashiir) iyo Suldaam Maxamed Suldaan Ibraahim (Gar yare). Barnaamijka oo ahaa mid aad u qiimo badnaa oo loogu hadlayey qiimaha ay muhiimada ay leedahay in wax la akhriyo islamarkaana lagu soo bandhigay  buugaag aad u faa´iido badan ayaa dadkii ka soo qaybgalay oo isugu jiray Rag, Dumar iyo Caruurba ayaa waxa ay ka kala yimaadeen dhowr magaallo sida magaallada Eskilstuna iyo Katrineholm iyo Nyköping iyo magaallada martida  loo ahaa ee Flen.

Halkaana waxaa lagu soo bandhigay buugaag badan oo iib ah si wayna loo iibsaday.

Buugaagta waxaa ka mid ahaa

1-Naaneysi ma magac ma aha

2-Aan ooyee albaabka ii xidha

3-Caqiidada Islaamka

4-Hableheenna

5-Faya dhawr

Iyo kuwa kale oo aad u badan

WQ-Cabdicaziiz Baliile

buugaag3 buugaag2 buugaag1

Faafi mowduucaan

C.Baliile

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. F.M says:

    Laakiin qoraalka baro saaxiib sida wax loo xiriiriyo aan kugu kordhiyo inta yar ee ila quman ee laga yaabo in ay hadhow ku dhisto.Adiga laga yaabee inaan hore qoaalkaaga u arag oo aad tahay ku simaha Jimcaale oo Soomaaliya ku maqan. Qaladkaaga yiri waa kan:- Halka aad ka tiri (magaallada Eskilstuna iyo Katrineholm iyo Nyköping iyo magaallada martida loo ahaa ee Flen.)Maxaa quman marka amaba qaladku muxuu yahay:- Qaladku waa magaalooyinka aad iyo iyo dhex galineysid waana sidaan:- Dumar iyo caruur waxa ka kala yimaadeen Magaalooyinka Eskilstuna,Katrineholm,Nyköping iyo magaaladda martida loo aaha ee Flen. Magaalo markaad sheegtidba , hakad tan ugu danbeysa aya iyada leh. sida 1,2,3,4,5 iyo 6. Thanks.

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  2. Caasho says:

    Walaalayaal dadkii labada sano war malaha miyaa ayaamahaan see wax u jiraan waan yaabanahay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. yasiin says:

    Soomaali meel ay joogtoba cabsi ayaa hayso kadib dhibaatadii kenya ka dhacday Ilaahoow na amaanso aamiin dhaha

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. masuulsare says:

    gabarta buuga hayso ii soo dhiiba iyada iyo buugeeda intaa shaqo macalinimo ka banaan tahay anigaa shaqaaleeysiina iskooleeyga xamar ku yaalo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Abdi says:

    Arinkii 2 sano Caasha waa lagaga aamusay beryahaan xoogaa dad wax loo ogolaaday weey jiraan balsi dadka badanaa dib ayee u soo xareeyeen dacwooyinki difaac ayaa lugu wada jiraa. kheer allah ka dhigo.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0