Magaalada Västerås iyo Eskilstuna ayaa shalay waxaa ka dhacay bandhig weyn oo shirdaha kala duwan ee Sweden ay ku soo bandhigeen baahidooda shaqaale, waxaa ka soo qeyb galay bandhigaas dad aad u fara badan, waxaa dadkaas ka mid ahaa tiro Soomaali ah oo iskood u yimid iyo kuwo ay keeneen iskuulada ay wax ka bartaan. Hadaba qaar ka mid ah dadkaas ayaan goobta kula kulmay oo aan wax ka weydiiyay hawsha ay meesha u yimaadeen iyo waxyaabaha ay ka faaideen. Daawo Muuqaalka!

Bandhiga Shaqada Västerås iyo Soomaalida [Video]

Magaalada Västerås iyo Eskilstuna ayaa shalay waxaa ka dhacay bandhig weyn oo shirdaha kala duwan ee Sweden ay ku soo bandhigeen baahidooda shaqaale, waxaa ka soo qeyb galay bandhigaas dad aad u fara badan, waxaa dadkaas ka mid ahaa tiro Soomaali ah oo iskood u yimid iyo kuwo ay keeneen iskuulada ay wax ka bartaan.

Hadaba qaar ka mid ah dadkaas ayaan goobta kula kulmay oo aan wax ka weydiiyay hawsha ay meesha u yimaadeen iyo waxyaabaha ay ka faaideen. Daawo Muuqaalka!

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

3 Responses

  1. abdi says:

    asc all after salan run ahaantii waa arin wanagsan in ay soo bandhigaan shirkadaha shaqaalaha ay doonayaa lkn maxay fagersta shirkadaha dagan ayagana ay u soo bandhigi waayeen hadii ay soo bandhigi lahaayeen dad badan ayaa heli lahaa fursado

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Jimcale says:

      Abdi way soo bandhigeen dhamaan shirkadaha waaweyn ee Fagersta degan ayaa xaadir ku ahaa goobta sida Atlas Copco, Seco Tools & Fagersta Stainless.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. ahmed nur says:

    asc maa shaa allaah waa wax lagu faxro waayo waxaa meesha baxeesa fikaradi laga qabay ee ahayd
    somalidu waa ma shaqesato

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0