Barnaamijka caawa ee Hello Somaliska waxaan ku eegi doonaa dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Sweden qaasatan mowduuca mideynta reeraha Soomaalida. Waxaan ku eegeynaa aragtida akhristayaasha ee ku aadan Laanta Socdaalka iyo go’aankii ka soo baxay Maxkamada sare.
Akhristayaasha ayaa nagala qeyb qaadan kara barnaamijka idinka oo naga soo wici kara telefoon nambarka +46 734799039 (Lyca) barnaamijku waxa uu soo gali doonaa kl. 18:00 – 18:45.Â
AD