Barnaamijka Hello Somaliska – 19-02-2012

4

Caawa waa markale iyo barnaamijkeenii Hello Somaliska. Barnaamijka caawa waxaan ku baadi goobi doonaa macluumaad ku saabsan xaalada nolosha ee magaalooyinka Sweden. Fadlan na soo wac oo nooga waran xaalada nolosha ee magaalada aad ku nooshahay.

Waxyaabaha ay ku fiicantahay iyo waxyaabaha ay ku liidato magaaladaada ayaad nooga waramaysaa. Sidoo kale inta na soo wacda waxaan fursad u siin doonaa in ay salaamaha iyo hambalyada hawada u mariyaan asxaabtooda iyo familka.

Telefoonka barnaamijka aad uga qeyb qaadan kartaan waa 0722958251 (Comviq) Saacada waa kl. 18:00 (ama 6pm).

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here