Barnaaminka MSN oo la xirayo

Barnaamijka caanka ah ee Soomaalidu aadka ugu wada xiriiraan ee MSN ayaa lagu dhawaaqay in la xiri msndoono. Shirkada samaysay MSN ee Microsoft ayaa sheegtay in kama dambays bisha Maarso la xiri doono MSN guud ahaantiis.

Dadka isticmaala MSN ayaa loo wareejin doonaa barnaamijka Skype. Shirkada Microsoft ayaa horey u iibsatay Skype oo ay sameeyeen dhalinyaro Swedish ah. Ka dib iibsiga Skype ayay cadaatay in MSN aan loo baahnayn iyadoo Skype uu yahay mid ka casrisan MSN oo xitaa teleefoonada lagu wici karo.

Barnaamijka MSN ayaa ah mid qadiimi ah oo markii ugu horeysay la abuuray sanadkii 1999 iyadoo hada ay isticmaalaan dad gaaraya 300 milyan oo qof.

Si kastaba ha ahaatee, isticmaalka MSN iyo Hotmail ayaa sanadihii dambe hoos u dhacay ka dib markii uu soo baxay bogga caanka ah ee Facebook.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

23 Responses

  1. abdi osman says:

    Ma MSNka uun baa xirmaaya mise hotmail kuna waa xirmayaa?????

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  2. layla says:

    MSN ka laftiisa wuxu lahaa tel free ah markuu cusbaa asaga iyo yahoo gaba marka haddana skypega aa kasii casri noqdey aduunaka maalinba wxbaa soo baxaya waa her sare . sharkiisana wuu sii bdanayaa illaah anagana wanaaga hanoo yasiro…

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. MSN says:

    ASC WALAAL JAZAA’KALLAAHU , DIDA AAD DADKA UGU BAYAANISAY.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. abdulaali says:

    haba laxiree ugudabeen shimaalaxirayaa manuushiigi kartaa bisha maanilta sanadka adoomahadsan sida aad ugu adeegtit dadkaada soomaaliyeet waxan kugusiidarayaa ina aad noofaa ideydo oodan kacaajisin waxyaabaha sookurdhay sida msn ka camal ok mahadsa nid dhamaantiit inta kashaqeeyso wabkaan somaliska oodhan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. hanna nalka says:

    asc asxabta kutixan barnamijkan xisaha leh malinba malinta kadanbeyso msn ka hadi laxero hotmelka ne mala qerana ok asc

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  6. Sihaam says:

    LEYLA, WAA LAGU WAAYEE HALKEE WAX KUU MARAYAAN JAWAAB MA KA HESHAY MAXKAMADDII.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  7. hanad says:

    SIHAAAM ANBA WALI JAWAAB MAHAYO ISHA ALLAAH WAR FARXAD LEH BAYNU RAJENAYNAA HADI ALLE YIRAAHDO

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. warsame says:

    ehi ehi ehi maxaa loo xeraa neh waaba ku heestayee ehi ehi ehi ehi

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Saaa says:

    dad aan waxn qorin waxna aqrin, bal warkooda fiiriya duf ku baxa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  10. ifka says:

    SAC aqyarta ku xiiran somaliska yaa war faah fahina igasiinkara meshay marayso dadki didmada kaqatay magareshinka ee 2 sano lagu xiray wax makaxmada soo siisay ma jirta sharci marki aay u celiyan intii wax igu dhanta jawab plz

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. hanad says:

    ifka anba howsha aad baa uxisenayaa qof wali iaga warama waa la ahay aniga jawaab suge ban ahay 2sano dadka kayar wada nolana waan ahaa ifka isha allaah lakin alle wax khyr qaba ka rajenaynaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. sahruuja says:

    asc, walal jimcaale waxad i sheegtaa hadii aad war kahayso MSNKA hadii laxiraayo HOTMAIL kana malaxiraaya mise waa qybta chatinka lee waxa laxiraayo mahadsanid.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Adam Musa says:

    MSN goodbye for good———-> nabadgelyo MSN waan ku farxiy in la xirayo MSN…………..Mashaalaah..

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. alla amin says:

    TO, HANAD, goormaadmaxakamada ku xaraysay akhiiii amppealkaaga inteeeedse wali sugaysa laba biloood ma gaaadhaysaaaaa walaaaaal.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. Sihaam says:

    Dadka 2 sano lagu xirey wax jawaab ogolaansho ah helay ma jiraan markay amppealka xareysteen ka dib.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. layla says:

    sihaam iyo hanad iyo inta arintaan heesato waa idin slaamey abaayo waan joogey maalin kasta jimacaalaan kasoo wardoonaa bal inuu wax cusub ka keenay arintii wadna xanuunka nagu noqotey. walaahi wali jawaab mahaayo oo dacwdeyda maxkamada bey jirtaa hadda lowyerkii aan qabsadey baan wacay maalin dhow wuxuuna igu yiri simister baan jiraa ee markaan soo laabto anaa kusoo wacaaya laakinse waxaa igu maqaala ahayd in maalmahaan war kasoo bixi doono oo go,aan laga gaarey arinteena insha allaah kheyrka rabibaa haayo asagaana kasugeynaa hala duceeyo bari waajimce…….

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. layla says:

    jimcaale walaalow arintii ey kusoo weydiiyeen megrationsverketka oo su,aalo aa naga weydiineysey adigana wali wax jawaab ah kama eesid miyaa walaahi subax illaah keeno webkaan wuxuu ii noqdey quud ee walaalow war nooga keen arintaan murugsan…..

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. hanad says:

    ALLA AMIIN BRO MAY ANIGA JAWAAB MAHAYO DHIGI WAX WALBA WAAMARAY YES OR NO BAA SUGAYAA BES ISHA ALLAAH ALLE WAX KHYR QABA KA RAJENAYNAA

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. hanad says:

    LAYLO WAA ARIN WANAGSAN WALAALO SANADKAN WAX RAJENAYNAA INU ALLE SANAD KHAYR QABA INOGA DHIGO DHAMAANTEENBA DADKA INAGA MAQAN LAYNO KEENO ISHA ALLAAH WAR FARXADLEH SUGEENA

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. Sihaam says:

    LEYLA, abaayo jawaab aan ku faraxno alla hanooga keeno dhammaanteenba .

    kaliya waa iska imtixaan samir ayaa nalaga rabaa .

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. mustafe says:

    ASC DADKA 2SANO AYAAN KU JIRAA DACWADIINA WAY XARAYSAN TAHAY WALI JAWAAB MA HAYO MIDA KALE ARINTAN LOOYAR BAAN MAANTA RABAY INAAN QABSADO HADII 2SANO LAYGU XIDHO WUXU IGU DHAHAY HADII 2SANO LAGUGU DIIDO ARINKAAGA SAXAAFADA U BANDHIG WAAYO 2SANO WAXA ISKA SAMAYSTAY WASIIRKA SOCDAALKA MIDA KALE WUXUU IGU DHAHAY ARINTAN WAXA UGU FIICAN MAXKAMADA MALMO WAAYO MARKAABA IYAGU OGOLAANSHO AYEY KU SIINAYAAN ANIGA MEEL GOTENBORG U DHOW BAAN DAGANAHAY WUXUU IGU DHAHAY MAXKAMADA GOTENBORG WAY DAAHDA MARKAA INSHA ALAAH ILAAHAY HAY NOOGA DHIGO MAGAALADAYDA DAD BADAN BAA LA KEENAY LAAKIIN WALI MA ARAG DAD 2 SANO KA YAR OO LA KEENAY hadaad warbixin haysaan fadlan emailka igala soo xidhiidha mustafekhadar@live.com

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. Sihaam says:

    MUSTAFE, mahad sanid walaal aniga ayaa ka mid ah dadka kula midka ah walina migrationka diidmo iyo ogolaasho midna ima siin laakiin waan sugayaa jawaab waqti dhaw

    aad ayaad u mahadsan tahay sida aad noogu faah faahisay waan iska warhaynaynaa in sha allaah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0