Televishinka Sweden ayaa soo tabiyay in Booliska Sweden loo fasaxayo in ay akhristaan emailada dadku ay isku diraan iyo in ay dhagaystaan telefoonada ayagoo sidoo kale heli doona ogolaansho ay kula socon karaan warbixinada kale ee internetka laysugu diro. SVT ayaa sheegtay in 6 ka mid ah sideeda xisbi ee ku jira baarlamaanka ay isku raaceen in arintaan la dhaqan galiyo waxaa keliya oo ka soo horjeestay xisbiga Bidixda iyo Xisbiga Deegaanka. Arintaan ayaa la sheegay in la soo bandhigay ka dib qaraxii lala eegtay Stockholm bishii December ee sanadkii tagay.

Booliska oo loo fasaxayo akhrisashada emailada

Televishinka Sweden ayaa soo tabiyay in Booliska Sweden loo fasaxayo in ay akhristaan emailada dadku ay isku diraan iyo in ay dhagaystaan telefoonada ayagoo sidoo kale heli doona ogolaansho ay kula socon karaan warbixinada kale ee internetka laysugu diro.

SVT ayaa sheegtay in 6 ka mid ah sideeda xisbi ee ku jira baarlamaanka ay isku raaceen in arintaan la dhaqan galiyo waxaa keliya oo ka soo horjeestay xisbiga Bidixda iyo Xisbiga Deegaanka.

Arintaan ayaa la sheegay in la soo bandhigay ka dib qaraxii lala eegtay Stockholm bishii December ee sanadkii tagay.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...