Booqashadii Madaxweynaha Somalia uu ku imaan lahaa Sweden oo la baajiyay

Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mohamud ayaa ka baaqday booqashadii uu arbacada ku imaan lahaa Sweden. Sababta ay u baaqday madaxweynaha ayaa lagu sheegay xaalada amaanka ee Somalia.

Madaxweynaha ayaa qorsheynayay in uu kulamo la qaato raysal wasaaraha Sweden Stefan Löfven, wasiirada Teknoolojiyada iyo Horumarinta magaalooyinka Mehmet Kaplan, wasiirada deeqaha caalamiga ah Isabella Lövin iyo agaasimaha Hay’ada SIDA ee Sweden u qaabilsan deeqaha caalamiga. Iyo sidoo kale afhayeenka baarlamanka Sweden Urban Ahlin iyo boqorka Sweden Carl XVI Gustaf.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

7 Responses

  1. Xasan sheekh waa damiir laawe walahi, war ninku muyuusan xishoon oo uusan alle aqoonin. Xasan waa wax dhintay. Waxaa lagu leyahay madaxweynaha somaliya. Somaliya iskaba daayee muqdisho oo uu isaga dagan yahay xataa amni maahan oo damiir xumadiisa magaalada muqdisho ayuu amaan ka dhigi waayay. Madaxweyne afka ayuu ka yahay mooyee waa mid dhintay oo suufi ah. Hortiisa hadii dad somali lagu waayo wuu qoslayaa, Lakin hadii kenya ama itobiya dad laga dilo wuu ooynayaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. Dhibane says:

    Koleyba iswidhan wax kale karabinee xasan xoolo waxey rabtey xoogaa lacag ah ineysiso oo dadkaan masaakiinta ah ee diidmada ay kusaftey si xagdaro ah noo saxiix warqadaan aan muqdisho kasoo dijinee hadana ayaga leey kudhehey ayaan umaleynaa war iska joog ee dadka masaakiinta ah ee shabaab laayneyso xaaladadooda wax kaqabo wax dhintey baa tahay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. mohamed says:

    Dhibane sxb waa runta sweden waxey ku tiri saa qaqa ha nola iman ee meshada naga joog kas illah haka qabto u mada soo tahribtay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. Sahal Dhubad says:

    Kkkkkkkkk war Allah ayaa qof walba calafkiisa qoray ee ha ku dambaabina adoonkaas

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. waxba yaala ceeytamin dadkaan aflagaadeeynaayo madaxwaynaha umaada Somaliyeed waxaad ogaataan inoow masuul ka yahay qofwalboo Somali ah oo Sweden ku nool Sweden waxkale ma u imaanaayo wuxuuna kala hadlaa arimaheena iyo dadka ku dhibaataysan Sweden oo sharciyada loo diiday

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Ali says:

    Ilaah hasoo aruuriyo waan u baahanahay dalkeena wayoo somalida hadii layiraah madaxdiina ayaa imaaneeyso waxeey aminaayaan in lacelinaayo wayoo maahan dad muwaadiniin ah war hadii nala celiyo maxaa kaa halaabaayo ewalbo swidan ayuuto ayaad dumarka kula jirtaahee hanala celiyo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. Mohamed says:

    Runtii xassan sh Mohamed waa nin wanaagsan dadkana lama dhaho waa wax dhintay markaas waxa aad diidan tihiin waan garanayaa waxa aad leedihiin muxuu balanta u baajuyay lkn duruufta ayaa u saa mixi wayday

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0