Bishii la soo dhaafay ayaa maxkamada Socdaalka waxay go'aan diidmo ah siisay caruur Soomaaliyeed oo waalidkood Sweden ku nool yahay. Go'aanka maxkamada ayaa lagu sheegay in caruurta 18-ka sano ka yar aysan xareysan karin codsiga degenaanshaha iyadoo loo baahanyahay qof Masuul ah. Maxkamada ayaa diiday masuuliyada aabaha oo ku nool Sweden isagoo xitaa soo bandhigay warqad guur iyo in uu diyaar u yahay in laga qaado dhiiga DNA. Go'aanka maxkamada ayaa ahaa warbixin gooban oo ku saabsan kiiskaan balse nuxurkiisa ayaan u fahmay in uu yahay in caruurta 18ka sano ka yar aysan xareysankarin sharciga, maadaama Soomaaliya aysan dowlad lahayn sidaa darteedna aysan macquul ahayn in loo sameeyo qof Masuul ah. Waxaa ka sii darin haddii caruurta midka mid ah waalidkood uu dhintay waayo si lagu cadeyn karo taas ma jirto, maxkamada ma aqbalayso in hal waalid uu sheegto ilmaha taasoo iyaduna dhibaato cusub ah. Sweden ma aqoonsana baasaboorka iyo warqadaha Soomaaliya balse waxaa la yaab ah sababta ay maxkamadu uga diiday aabaha in laga qaado DNA iyadoo xitaa loo soo qoray aabahaas in uusan racfaan ka qaadan karin xukunka. Si kastaba ha ahaatee, warbixinta ay soo qoreen ayaa ahayd mid aad u kooban sidaa darteed 100% ma dhihi karo waan fahmay sababta iyo warbixinta dhabta ah ee ka dambeysa kiiskaan sidaa darteed kama jawaabi karo wixii suaalo ah ee la xiriira xukunkaan. Waxaan faahfaahin ka codsaday Migrationsverket, haddii aan jawaab ka helo halkaan ayaan ku soo qori doonaa. Halkaan ka aqriso go'aanka: http://www.migrationsverket.se/lifos/dok.do?mode=index&dokn=24986

Caqabad cusub oo ka timid maxkamada Socdaalka

Bishii la soo dhaafay ayaa maxkamada Socdaalka waxay go’aan diidmo ah siisay caruur Soomaaliyeed oo waalidkood Sweden ku nool yahay. Go’aanka maxkamada ayaa lagu sheegay in caruurta 18-ka sano ka yar aysan xareysan karin codsiga degenaanshaha iyadoo loo baahanyahay qof Masuul ah.

Maxkamada ayaa diiday masuuliyada aabaha oo ku nool Sweden isagoo xitaa soo bandhigay warqad guur iyo in uu diyaar u yahay in laga qaado dhiiga DNA. Go’aanka maxkamada ayaa ahaa warbixin gooban oo ku saabsan kiiskaan balse nuxurkiisa ayaan u fahmay in uu yahay in caruurta 18ka sano ka yar aysan xareysankarin sharciga, maadaama Soomaaliya aysan dowlad lahayn sidaa darteedna aysan macquul ahayn in loo sameeyo qof Masuul ah.

Waxaa ka sii darin haddii caruurta midka mid ah waalidkood uu dhintay waayo si lagu cadeyn karo taas ma jirto, maxkamada ma aqbalayso in hal waalid uu sheegto ilmaha taasoo iyaduna dhibaato cusub ah.

Sweden ma aqoonsana baasaboorka iyo warqadaha Soomaaliya balse waxaa la yaab ah sababta ay maxkamadu uga diiday aabaha in laga qaado DNA iyadoo xitaa loo soo qoray aabahaas in uusan racfaan ka qaadan karin xukunka.

Si kastaba ha ahaatee, warbixinta ay soo qoreen ayaa ahayd mid aad u kooban sidaa darteed 100% ma dhihi karo waan fahmay sababta iyo warbixinta dhabta ah ee ka dambeysa kiiskaan sidaa darteed kama jawaabi karo wixii suaalo ah ee la xiriira xukunkaan. Waxaan faahfaahin ka codsaday Migrationsverket, haddii aan jawaab ka helo halkaan ayaan ku soo qori doonaa.

Halkaan ka aqriso go’aanka: http://www.migrationsverket.se/lifos/dok.do?mode=index&dokn=24986

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

29 Responses

  1. C.qadir says:

    A.s.c.dhaman qasatan jimcale waxan ufahmay wa in lohela masul micnaha walidka kale in u ilmaha hayo miya hadi hadi hoyada sweden ilmo kale kuheyso oo aabaha iyo ilmaha kale ay africa jogan kawaran u aabohod hayo jw jimcale

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. abdirashiid says:

    asc hadii la rabo in wax laguu diido waxii la rabo ayaa lagu oran,waaba kuwii ugu muhiimsanaa in walidkood loo geeeyo ,ilmo aan walidba haysan markii loo diido yay rabaan inay isu keenaan marka , wax aan fahmi karo ma ahan,kuwii aan wax isu dhalina way diideen ,tii alle ayay tagi insha aalah , waxay diidi karaan iyo waxay yeeli karan baa iska yar insha aalah khayr

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Faysal says:

    A.s.c.dhamantin?intas kadib sweden xalkeda wuxu tagan yahay somakaay colka waraf malugadayay,holwadenada wabka waxan kula talin lahaa qasatan jimcale in wabka somaliska lagudaro warbixida ayado luqada kala ah waxan ogahay hey ada badan o arimahan wax ka qaban karo% hadi logo lifaqo wabkoda felka mahadsanit?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Jimcale says:

      Haa sxb hawsheeda ayaan ku jirnaa sidii aan qeyb Swedish ah ugu soo dari lahayn. Cidii ku habooneyd ee hawshaas si mutadawacnimo ah u qaban lahayd ayaan raadinayaa.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. Nuradin says:

    Sweden mawexey kufikirtay halfamil in ey labo wadan kukalanoladan k.k.k. Wa habenki xalaytagay somali mabayaqanan kuwa jogo e kubakale udacwonayo ayaga manoqaden wamaya sidey kutagen aya lagu adaya e somaliye cidey ilmo iyo xas kajiran sweden ha isbixiso micnaheyga tahrib hadi ilmahaga iyo xaskaga lagudiday xaq ayat uledahay wado walba ofamilkaga kagasho in at marto hadi ado sweden jogo oo ilmahaga iyo xaskaga kadhaxbax oo celiscamal lagu dhahona laso noqo xaskaga iyo ilmahaga lakin canukaga iyo xaskaga ayan rabna adna makurabno wa heley walahi waxsoconayo maha

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. mihiim says:

    asc walaalo ayaad ayaan idin salamy inta kala maqan marka galada waxab mahayan illahy ayaa nomaqan waxana la inga raba samir iyo ducad ebee waayo waan helena waxa la ino qoray insha allaah ayaa kum khayr

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Abdirashid says:

    Asc jimcaale waxaan ku waydiiyay Ilmaha ladiiday Hal(1) waalid ayay leeyihiin miyaa? macnaha Aabaha oo kaliya ayaa jooga Hooyadoodna waa lawaayay ama waa dhimatay miyaa? wlhi way i cabsi galisay ilmaha ladiiday. Anaga hada kahor ayaa naloo diray AFFIDAVIT muujinaysa in Hooyo ay ku wareyjiso masuuliyada ilmaha Aabe oo jooga Sweden.

    marka walaal ma u malaynaysaa in aan isku Case nahay ilhama ladiiday?. Please Jimcaale jawaab iga sii. waad ku mahadsantahay.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. Nurdin says:

    Abdirashit walalkey wey iskacadaha mar hadi laguyiray aabihi oo dna haligaqado leh ayajoga oolodiday sadar muqdo suaal kadhan cadentakale oo carurtas donayan maxeytahay o laleyahay waxan urabna masul aniga mafahmin ilahada waxan wax an fahmikaroba maha

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Nuradin says:

    To:jimcale sxb salan sare runti warbixinada nocan oo kale ah oo aadan uheynin turxan binkale o isku wadaqasan waxeyleyihin warerkoda marka waxa iga talo ah wadku mahadsantahay marka koowad in ad nosogudbiso warka iyo aqbaadka lakin ha ahaadan kuwo tafatiran mahadsanit

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. Jimcale says:

    Abdirashid: Sxb haa waxaan u fahmay in ilmaha hal waalid oo keliya ay leeyihiin. Sidoo kale dadka aan ka heli karin labada waalid ogolaansho isku kiis ayay noqonayaan.

    Nuradiin: Aniga fikirkeyga waxa uu yahay in warbixin oo dhan aan soo qoro dadku si ay ula socdaan. Sida aan meesha ku soo qoray Laanta Socdaalka ayaan ka codsaday faahfaahin wali jawaab kama helin balse waan ku soo dari doonaa haddii aan helo insha Allah.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. faa,id says:

    Waan fahmay qoraalka migrationsverketka iyo kan jimcaaleba waana ku mahadsan yahay Jimcaale faahfaahintiisa runtiina saamayn ayuu igu lee yahay, awalna waan arkay hadana Jimcaale waa faahfaahiyey mahadsanid Jimcaale.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. Ahmedyare says:

    Asc bahda soomaliska. Salan sare jimcale adigana, walaal waxan kuweydina hadi parlamanka u gaara goan may 4 malaga yaaba in ay sharuudan cusub ayay ka dhafan dadkan hada ka hadashay walidka midkod maqanyhy. Mise wa goan kale ee ay gaartay maxkamada. Pliz reply

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. benlow says:

    sxb maalinwalba waxaad doonto miyaad nosoo qortaa sidaan uga hesho aqrista yaalbadan sxb waxaan kusheegayaa in aad ka deyso benta QOFKA ISLAMAKAA MAMNUUC AYEY KA TAHAY BENTA (ILAAH KABAQ SIDAA AYAAN KUFARAYAA) maalinta waxbaa sooqortaa aad ka kensatay niyadada dadkaan ilaah ayaa wax uhaaya ee kadaa HABOWGA AAD HABOWJINEYSO hadii aa tahay QOF ISLAM SHEGANAYA shalay ayaad sooqoreysay dadka waa la ogolaaday mantana waxaad sooqoreysaa waa bentey maanagaa nagushelsheleysaa mase ILAAH KAMABAQDID EE AQRISTAYAAL UUN KUUDARAN MARBA waxaad soodhigtaa waxyaaba kala duwan kadaa dadka marka hagoyne BENLOWYAHOW

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Jimcale says:

      Horta laba calaamo jaahilka leeyahay ayaa kaa muuqata sxb
      1. Waad caytameysaa, jaahilka waxaa lagu yaaqaanaa in uusan fikirkiisa si saxa u soo gudbisankarin ilaa inuu caytamo mooyee.
      2. mida labad fahan daro ayaa ku haysa, taas calaamad jaahilnimo waaye. warkaan hadduu been yahay iyo hadduu runyahay waxaan kuugu soo daray linkiga migrationsverket. maxaad igu haysataa aniga iyaga maad dood u qabsatid?

      marnaba anigu ma soo qorin Sweden ayaa Somali wada ogolaatay ilaa dhowr qof oo aan ka xaqiijiyay mooyee. Marka waxaan ku leeyahay is daji sxb oo isku day in aad wax fahanto inta aadan afkaaga iska furin. wsc.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. Nuradin says:

    A.s.c.salan kadib waxan aqriyay linka uu kulifaqay jimcale waxan ufahmay go aanka in u yahay go aan halqof oo somali ah quseyo maxkamadana qofba kiskisa sibey uqada waxat ka garankarta hadalka o ah wili lama xaqijinkaro marka jimcale tas hakala xaqijiyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. riyaan says:

    ASC.JIMCALE AAD AYA UGU MAHADSAN TAHAY WARBIXINTA AAD NOOGA SOGUD BISAY MAGARESHANKA,SWEDEN WAXAY NAGU ABUURTAY RAJAXUMO HORLEH LKN RAJADA ILLAAHEY LAGAMA QUUSTO ILLAAHEY HALA BARYO

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. najma says:

    asc dhamaantina swedan ciilkey somali uu qabto badana ey ila iyo saas uu xujeyneysa mise dadki hore beentodi ayaa dadkan laga guda been beenta dadka ku keni jireyn ile maaliinba wax cusub ayaa maqleysa oo soo baxaayo lakiin wey iska dhamaantonta waxaayna ku dhamaneysa sida rabnaay insha alaah ile waxaa nahay dad leh diin iyo imaan wax kaastana waa heleyna insha alaah allene waa ina talada sarano ile galadaan waxey og yihiin malaho waa dad aduunyada isisiyaay xolaheda waxaan kalo ku dari lahaay in la samro waxaan arkaay hooyoyiin caruurtodi ka maqaantahay hurdadi xata ka gurtaay waxaan kula taliin lahay iney samraan ey alle baryaan hadi kale naftinin waa cadadiseyn caruurtina wax uma tarikartin ee alle bariya sida oga guleysan lehedeyn galadaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. ahmed says:

    asc jimcaale mida labaad sxb aad iyo aad ayad ugu mahad san tahay sida ad nogu so tabiso wax walbo cusub o kaso baxa maxkamada swedan teda labaad sxb plzz and plzz iska indha tir wax yabaha ay dadka xaasid ka ah ama nacasinta ah ay so qorayan inta ku taager san ayaa ka badan sxb howshu hasocoto mahad sanid

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. Faa,id says:

    Asc waxaan la yaabanahay ninka beenlow iska soo qoraya oo aan wax hubsan warkaanina waa jiraa sow marka adigu beenlow noqonmaysid jawabaatu waa haa. Dhanka kale Jimcaale qoraha webkan anaga ayaa ugu hanbalyeynayna in uu waxii jira uu noo soo gudbiyo oo na quseeya waxay rabaana ha haadeen asc.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. yeska says:

    ninka caytamaya ee magciisa beenlowga isku sheegay ayaan rabaainaan ujawabo jaahilnimaduma Somalida waa ay ku badantahay.. markaa hoos ha ufiiriyo xigasha warka ee ahhttp://www.migrationsverket.se/lifos/dok.do?mode=index&dokn=24986 inta uuunan caytamin luuqadana hasoobarto inta uunan caytamin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. sabrin says:

    asc. Salaan sare dhamaan asaxaabta somaliska.com
    Arinta ah in walidka midkood loo diido ilmahiisa markii aay dhacday hada ma ahaayn, waxaan aqaanaa nin ilmahiisii maxakamada aay soo diiday 02 2010 sababtuna aay tahay hooyadood keen asagana uu leeyahay weey dhimatay uu xitaa keenay warqado waxeeyna ahaayd intaan soomalida arintaan lagu soo ogin, marka Illah aanu ka cabsano oo caayda aad ceyneysid qof walaalkaa ah ayaaba dambi kuugu filan
    waa waxa noola yiraahdo soomalida digaalka ayaa ka soo horeeyo waa sax.
    dad kii dabeecad ma leh oo aqoon maleh oo kii wax u shegaa waa lacaayi. ALLE AYAA SOOMALI U MAQAN.
    Aduunkiina waa laga soo nacay oo halkii xumaa ayaa na qurmiyay. wsc.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. ibrahim says:

    asc waxaan filayaa in dadku wali sweden fahmin markii aan ka fikiray dhaqanka swedhishka iyo aqoonta aan u leeyahay anoo doodo badan la galay 18 toban sano ka hor waxa ay ka fikirayaan ilmaha ku koray somalia oo la iman doona dhaqan iyo diin kale waxaana dhamaantood heshiis ku yihiin in lagula dhaqmo dadkan in lugooyo iyo waqti lumis badan lagu sameeyo si ay uga caajisaan arimahan qaarkoodna ay qaaan gaadhaan si qiil loogu helo ,somaliduna khaladaad saqajaan ay qaarkood la yimaadeen way jirtaa ,sidaas darteed waxaan ku talin lahaa waa in loo leexdaa xagga saxaafada oo lagu soo hogaamiyo siiba aljazeera iyadoo wareysiyo laga qaadayo dadka ay arintani khuseyso ka horna filimo laga soo duubo meelaha dadku ku dhibaateysan yihiin lana helo dad soomaaliyeed oo sharci yaqaan swedish ah arinta ka qayb qaata hadii kale rajo ku nool ayaad ku abaadi doontaan .

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. sxb isku day in aadna soo qorin wax aadna hubin says:

    sxb hadalku waxa ow uuqiima leeyahay inta owsan afkaaga ka soobibin waxaan kugula talinaa in aadna soo qorin hadala aan la hubin malaa ig ayaa garbahaga saran kuxisabineysa marka adigoo is dhahaya aqristayashaada ha bataano ha isugu qatalmin mararka qar benta aad sooqoreyso WAA LA TALIN MUHIIM AH DADKA KUDHAYA TAAGEERO AYAA TAHAY BENTA ISKA DAAYA NINKAAN CADAABKA IDINKA KAMA DIFAACEYSAN SXBAYAL

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Jimcale says:

      Ok waad ku mahadsantahay talada aad ii soo jeedisay waloow uusan halkaan ku qorneyn war aanan hubin. Meesha aan ka soo xiganay waan soo qoray. Mida kale waxaan kugula talinayaa in aad magacaaga ku qorto booska loogu tala galay.

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. muxsin says:

    a s c insha allaaaaaah qeyr ayee naqoneysa hadii alle ka rali naqdo marka waxaan dhihi lahaay sabarka badi insha allah wax walbo ok ayee naqonayaan walal intas ayaan u soo jedinaaa walalkana muslinka ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. Magacaaga... says:

    Asc dhaman umata musliminta ah sxb jimcale waxan rabaa in aan wax kaweydiyo mida caruurta ah sxb 18 wixii kayar miyeey safarada diiday mise sxb hadiiba sxb sweden ayaa isku keneynin caruurta iyo waa lidka ma waxaan ladhikarin waxeey beeneeysay go.ankii ahaa waxaan mideeyneeynaa caruurta iyo waa lidka ?!!! Taas iga wjb sxb wcm

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  24. muuse says:

    war hedhee miyaan is warerinaa nin yaw swedan waya diday ayaa uu malaynaa dad kii way is wada ogyihin xisbiydunaa iyo walibaa dawaldunaa ee haa dalinaa walala ee dantinaa ka racaa kaa lee macqul mahaa inaa laba dal lagu klaa noladoo ma gurigii hoyada ayaad uu hasataa mesh aadiga ayaa qoxontii ku ahee

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  25. qof dumar ah says:

    walaalo cala kuli xaal ilaahay dhamaan arimaha oo dhan ha inoo fududeeyo oo ilaahay inshaalaah go’anka maxkamada mid si degdeg ah usobax aw noqdaa bi idinallah…….

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  26. caaqil says:

    Sc waxaan dhihi lahaa wax walba shar iyo qayr ayey leeyihiin waxaa wanagsan qayrkooda na soo aadi hadii ay shar yihiina ilaah meeshooda nooga haay caruurta inaad tiraahdaan markaad aragto caruur aan soo hoyaneyni oo lag baryaayo ilaa todoba saac iska imaaw diin iyo dhaqan lahayn,, waalidkii u gacan qaadayo keenoow iska daayee dadka dhibaatadaas haysataa shalaay iyo alow i dhafi ayey taagan yihiin ilaah qayr hana waafijiyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0