Caruurta waalidkood laga qaato oo xaalad adag ku sugan

Caruurta laga qaado waalidkii dhalay ayaa la soo bandhigay in ay la soo daristo xaalado adag. Hay’ada hogaanka caruurtabulshada (Socialstyrelsen) ayaa baaritaan cusub ku soo bandhigay in caruurta laga qaado waalidkood aysan helin daryeel ka fiican midkii ay waalidkood siin jireen.

Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay in caruurta waalidkood laga qaado ay noqdaan kuwo qatar ugu jira in ay naftooda waxyeelo u geystaan. Caruurtaan ayaa la sheegay in aysan hurdo fiican seexan iyo xaalado kale oo maskaxda ah in ay la soo daristo.

Inkastoo ay iska cadahay in caruur waalidkood laga qaaday aysan xaaladooda wanaagsanayn, ayaa hadana arintaan waxay tahay mid si qaas ah u taabanaysa Soomaalida ku nool Sweden oo marar badan ay dhacday in waalidiinta laga qaatay caruurtooda isla markaana lagu wareejiyay qoysas cadaan ah oo aysan isfahmayn.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. Waaberi says:

    Hadaan Sweden ku dhalaba

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 8 Thumb down 6

  2. hamdi says:

    scw waaberi walaal anagaa ku dhalnaye noo so ducee in ilaah gaalada nooga xifdiyo awlaada aniyo dhamaan muslinka kalaba

    Fikrad lala dhacay Thumb up 21 Thumb down 1

  3. somali says:

    Alle hanoooga xafido dhaam caruurta somaliyee iyo dhamaan caruurta muslimiinta oo dhanba, ilma waalid kii dhaley cidna u dhaami wayso waxa ay uga qaadanayaana waa danagaara oo ay ka leeyihiin, angana waaa in aad aad uga tigtoonanaa in ilma heena sababo loogu soogabado waa dayacnaayeen nalaga helo, si’ana u dhicin in ilmaheenu ku agtayacmaan ay iyo habar gaala.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 0

  4. C/risaaq says:

    GAAL caqli ma lahan sidiisaba, HOOYO ayaan uga naxariis badannahay ubadkeeda ayay sheegteen!
    Wiligeed suurto gal ma noqonayso!

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  5. hana nalka says:

    ilaahow owlada noga xafid galada somali aya ku mah mahday aruug arintisa logama rona hoyo iyo abo ilmahoda logama rona ee aloow owlada magantada noguhay amiin amiin qofwalbo waxdhalay hadi ow salada dukado hano duceyo in galada ilaah owlada noga bad badiyo ok asc

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  6. farxiyo says:

    wan idin salamaya dhaman bahda rer somaliska walalayal waxan idinkaga yabay hadad hadashanba waxad tirahdan gaalo waa cadaw war heedhe gaaloidinka gurigoda ugu imaten hadii aad san u neceb tihiin mat wadankina jogtin dadkan wadan koda ay idin ku soo dhaweyen waa inad ixtiramtin ama ilmaha la qaato intii muslim ah iyo intanba aheen ilahay haka bad badiyo qofka diinto dono ha heysto waa un waalid waa isku mid walidiinta oo dhan marka xanta iska daya oo dadkan idin soo dhaweyay xaqoda iska ilaliya galka xata xaquu leeyahay galado dhana isku rayi ma ahan dadka hada baritanka sameyay xata waa galo tas waxee cadene ine iyaga dhan sad u malesin inesan eheen

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 2

  7. amin mahamed says:

    aldrig aldrig aldrig ,wiligeed ,wiligeed wiligeed ,suurtagal manoqonayso .

    Hooyoo ayan uga naxarisbanahay ubadkeeda.

    walo ha noqoto mama adunka ugu axmaqsaan.

    all mama best.
    alle na ha ugargaro dhmaan inta laga haysto caruruta .
    amiin amiin amiin

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  8. Tolk says:

    Nag kasto somali ah ilmaa Leyga qatay ala goyey bee dhaheysaa sanadkasto iney dhashay rabtaa nin meesha kama heyso Naag alaababka markii ninka kasoo galo ureyso batigii sakay xeratay ama 3 beri wadato meeshan aa ninkeeda ku qarab tagayo nag kale ogu qaday singel mamma socoilka ilmaha ka qatay mida kale ilmo aan la daryeeleynin nin somalina kugu cawineynin maxaa u dhale s f i aa laga dhumanoyaa saas aa loo dhalaaa war heedhe hablow la xariira barnmörs oo is farsameya shaqeysta bulshada dhax galo wadankaan wadan logu tala galay ilmo badan maha hala taxadiro owlad yario tayo leh dhalo Martada iyo tan ninkaada caruurtada ka ferkir.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1