Ciid Mubarak. Glad Eid. Happy Eid

Ciid Wanaagsan ayaan leeyahay dhamaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha leh ee ku xiran boggaan Somaliska.com – Waa xili farxad iyo reyn reyn ay ku dheehantahay. Waa xiligii ay Muslimiinta caalamku muujinjireen midnimada iyo galgacalka.

Waxaan u rajenayaan dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Sweden iyo dalkii hooyo in ilaahay sanadkaan sanadkiisa kale ku gaarsiiyo nabadgalyo, farxad, guul iyo horumar. Waxaan ilaahay ka rajeynayaa in sanadkaan sanadkiisa kale aan ku laaban doono Soomaaliya oo nabadii u saldhigatay oo si wadajir ah loo ciidayo.

Kullu caiman wa antum bi khair! Allah haka dhigo ciid farxad leh oo nabad iyo bashbash lagu ciido

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

4 Responses

  1. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. says:

    Waad Ka Hor Dhacday Ma Is Tidhi?

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  2. nuurtomacalin12 @hotmail. com says:

    Maanta ciid ma ahan ee waa beri insha Allah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  3. xamda says:

    ciid mubarag

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  4. luul says:

    asc
    kuli muslimiinta meelkasta oo ey ku nool yihiin ciid mubarak ayan idin leeyahay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0