Ciid wanaagsan!

Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan akhristayaasha Somaliska, guud ahaan Soomaalida ku nool wadanka, caalamka iyo dhamaan Muslimiinta. Waxaan leeyahay ciid wanaagsan. Kullu caiman wa antum bi khair! Allah haka dhigo xiid farxad leh oo nabad iyo bashbash lagu ciido.

Inta badan wadamada Muslimiinta ayaa barito oo Axad ah si wadajir ah looga ciidi doonaa. Waxaan rajeynayaa in Soomaaliya si wadajir ah looga ciido. Oo khilaafaadka laga gudbo. Insha Allah.

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

9 Responses

  1. zamzam says:

    asc waxan hanbalyo udiraaya dhaman musliminta meel kasto oo ay joogaan ciid wanaagsan berito oo axad ah wana ku farax sanahay sida tow fiiqda ah oo loo wada ciidayo oo qilaafku jirin ilaaheey waxan kabar yaaya wadan keena oo nabad ah inaan ku ciidno sanadka danbe aamiin aamiin insha alaah ilaahoow adigaa wax waliba awoodaa

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  2. MrTapha says:

    Ciid Mubarak dhaman umada islamka ah oo dhan , ciid mubarak somaliska

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. Mohammed says:

    Ciid Wanaagsan Dhamaan Umada Muslimiinta meel walboo ay joogaan waxaa leeyahay Ciid Wanaagsan Ciid wanaagsan Ku ciida Caafimaad iyo Cibaabo Suuban FArxad Towfiiqda Allaha ina wada waafjiyo

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. mandeeq says:

    Idmubaarak dhamaan muslimintaa meel walba ay joogaan waxan leyahay ku Idaa cafimaad iyo faarxad ilahaynaa hanagaa dhiigo kuuwaa soonkoodaa lagaa aqbaalo in sha alaha

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. Abdirazak Hassan says:

    Ciid Wanaagsan.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Massago says:

    IID MUBAARAG DHAMAAN MUSLIMINTA MEL WALBAY JOOGAAN GAAR AHAN SOMALIDA ALLHANA NAGA WADA AQBALO SOONKI AAN SOO SOONNAY IYO BARAKADA BISHA RAMADAN SOONKAAN KIISA KALE SAMA IYO SIYAAADO ALLAHA NAGU GAARSIIIYO SOMALIDA KALA MAQAN SI FUDUD ALAHA ISKUGU KEENO HADBO MESHI QEERKU UGU JURO ASC

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. raaqiya says:

    ciiiiiiiiiiiiiiiiid mubaaaarak all muslimiinta gaar ahaan somaliweyn ciid wanaagsan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. salo says:

    ciidmubaarig dhamaan muslimiinta Eid farxad leh

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. alaale says:

    dadkan ilaahay haw gargaaro

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0