Ciid Wanaagsan. Ciid Mubarak

Ciid Wanaagsan ayaan leeyahay dhamaan akhristayaasha sharafta iyo qiimaha leh ee ku xiran boggaan Somaliska.com – Waa xili farxad iyo reyn reyn ay ku dheehantahay. Waa xiligii ay Muslimiinta caalamku muujinjireen midnimada iyo galgacalka.

Waxaan u rajenayaan dhamaan walaalaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Sweden iyo dalkii hooyo in ilaahay sanadkaan sanadkiisa kale ku gaarsiiyo nabadgalyo, farxad, guul iyo horumar. Waxaan ilaahay ka rajeynayaa in sanadkaan sanadkiisa kale aan ku laaban doono Soomaaliya oo nabadii u saldhigatay oo si wadajir ah loo ciidayo.

Kullu caiman wa antum bi khair! Allah haka dhigo ciid farxad leh oo nabad iyo bashbash lagu ciido.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

2 Responses

  1. Um Alwalid says:

    Ciid wanaagsan kuli caam wa antum biqeer

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  2. Amal says:

    Ciid wanaagsan dhamaan umada muslimiinta gaar ahaan dadka walaalahey ah e Soomaaliyeed ciid mubarak Jimcaale

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0