Ciid wanaagsan. Eid Mubarak!

5

Wararka naga soo gaaraya Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijinaya in halkaasi looga dhawaaqay in barito ay tahay maalinta 1-aad ee Ciidul Fitri. Sidoo kale ciida ayaa looga dhawaaqay wadamada Qatar, UAE iyo qaar badan oo ka mid ah wadamada Muslimiinta. Sidoo kale ururka Muslimiinta Sweden (Islamiska förbundet) ayaa ku dhawaaqay in barito ciid tahay.

Hadaba waxaan leenahay Muslimiinta meelkasta oo ay joogaan Ciid Wanaagsan. Akhristayaasha Somaliska.com ayaan u dirayaa hambalyada ciida. “Taqabal Allahu Minna wa Minkum”.

Ciid Mubaraaaaaaaaarak. Ciid Wanaagsan!!

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here