Ciid wanaagsan!!!

Bilashada ciidul fidriga ayaa looga dhawaaqay inta badan wadamada carabta sida Sacuudiga, Qatar, UAE, bahrain, kuwait, Oman.

Waxaan halkaan hambalyo uga dirayaa dhamaan akhristayaasha Somaliska.com – Ciid Wanaansagn. Ilaahey sanadkaan sanadiisa kale caafimaad iyo horumar ha nagu gaarsiiyo.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

16 Responses

  1. Madina Cumar says:

    A.S.C. Ciid wanaagsan Waxaan lee yahay ummadda somaliyeed Alla ha uga dhigo

    tii ay farxad iyo barwaaqo ku ciidaan Waddankeenina nabad iyo barwaaqo inshaa Allaah

    ciidaan ciideeda Somaliya oo nabad ah iyo isu soonoqod faa’iido dhaliyo AAMIIN Allahayow

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. ramla says:

    ciiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiid wanaagsan dhamaan umada soomaliyeed iyo websedka soomaliska.com alaah cidaan cideeda hanagu gaarsiiyo cafi iyo cafimaad iyo soomaali oo nabad ah insha allah amiiiiiiiiiiin kulucaaam wa antum bikheer

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. ali-burco says:

    jag bor i gävle I Svarige.. waxaan leeyay ciid wanaagsan sxbaday somaliyeed meelaa joogtaanba isha allah guul guul somaliweyn

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. ahmed says:

    ciid mubaarak dhamaan walalaha somaliyeed. waiba sikhaas ah ciid mubarak jimcaale , iyo hanbalyo dadaalkaga fiican somaliska waa webka kali ah ee ilaa hada soqoray farxada ciida

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. abdirahman says:

    ciidan cideda kale alaha nabad barwaqo basha basha nagu garsiyo all muslin galadan alaha nosoo qasbo caruntena nookeno cida danbe

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. DHOOL says:

    ciid wanaag san dhaamn umada muslimiinta ah qasatan walaheyga somalida oo ku nool aduunka dacaldiis cidaan cideed allah nugu gaarsiiyo nabad iyo qeer .wadan keenii oo nabad ahna ku wii ku ciido allah naga dhigo marlabaad ciid wanaagsan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. maxamed says:

    ciid wacan oo wanagsan walaal jimcale wadna ku mahadsantahay war kalinta aad nasiisay xaji

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. Sweden says:

    Carabo ayaa laga sheegay laguma ciido waa in ka arkaa bisha Shawaaal amaba 30ka bisha Ramadaan la dhameeeyaa Reer Sweden amaba Scandaneku maxay go,aaansadeen.sidaas ha la ogaado.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. hassan says:

    ciid wanagsan dhaman walaalaha mulsilmka melkaste ay jogan waxan ii leyahay ciid mubarak

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. Abdifatax says:

    Id mubarak dhaman dad weyna melkas to jota alaha

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. maajo says:

    ciid wanaagsan dhamaan walaalahayga muslimiinta ahow meel walba aad joogtaanwaxaan lee yahay qasatan somalida melwalba ay joogaan ciid wanaagsan
    (kulucaam wa antum bilqeer insha alaah) wad mahad santihiin wabilaahi towfiiq.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. caato cabdi dhuux says:

    mar hadii ramadaankii dhamaaday waa in kuwii fitnada iyo xumaanta ka dhex sameyn jiray qoysaska xalaasha dhexdooda waa iney dambigaas alle uga toobadkeenaan marka hore farahana kala baxaan arimaha qoysaska is qaba gudahooda , iska daayaan xad gudubka reeraha is qaba, hadii ramadaankii dhamaaday gudihiisa ay wadeen arimahaas foosha xun allana ka toobad dalbadaan dambi dhaaf balse hadii dib ay ugu laabtaan ha ogaadaan in soonkooda iyo cibadooda gud ahaan uusan rabi ka aqbaleen madaama adoomada ilaaheey abuurtay ay nabad gelin waayeen aafo u dambeysa ruuxii cadeysta falalakaas foosha xun,xumantii shalay iyo lugooyadii qoyayska kal maqan lagu dhex waday ha la joojiyo .allana waa midkii na faray in xili kasta la caabudo lagana cabsado wabilaahi towfiiq….

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. jonkoping says:

    ciidwanaagsan ciidaana alaha ka dhigo tii isu keenta familada kala dhantaalan ee kala jooga sweden iyo wadankeenii hooyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. Najma.göteborg. says:

    EID Wanaagsan Kulu caam wa,antum bikhayr! Taqabalalaahu minaa waminkum saalixal acmaal. inahuu caliimun mujiib! Aaamiin!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. Raaqia says:

    ied mubaarik taqabalallaahu minaa wa minkum wa a3maalunaasaxiin aaaamiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. sucdi says:

    asc waxaan idil leeyah dhaman walalah somaliyed ciid wanag san kuli camatul waa antum biiqeeyr

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0