Cimilada oo laga digayo

0

Machadka la socodka cimilada (SMHI) ayaa ka digaya jawi aan wanaagsaneyn guud ahaan koonfurta Sweden, waxaa la filayaa roobab dabeylo wata iyo qabow saaid ah maalmaha soo socda ayadoo qabowga uu ugu horeyn maqribkaan la filayo in uu ku dhufto gobolada Värmland & Dalarna ayadoo agagaaraha Stockholm la filayo subaxnimada.

Dadka badan ayaa filayay in xiligii guga la gaaray balse qaboobaha ayaa sii socon doonaa dhowr maalmood inta aysan soo noqon hawada degen.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here