Sweden vs Finland

2

Cusub: ciyaartii waa soo gabagabowday Finland waxaa lagu bahdilay 5-0

Caawa waxaa kulmaya Sweden iyo Finland oo u tartamaya isreereebka ciyaaraha EURO 2012.Ciyaaryahanka caanka ah ee Zlatan Ibrahimovic ayaa la sheegay in uu caafimaadkiisa fiicanyahay ka dib dhaawac, isagoo u safan doona Sweden.

Zlatan ayaa ka baaqday ciyaartii ay Sweden khamiistii la yeeshay Maldova.  Sweden ayaa kulankaas ku soo badisay 4-1. Ibrahimovic ayaa ciyaarta ku bilaabi doona binji.

Guruubka E ayaa waxaa hada hogaaminaya Holland oo 6 dhibcood ka horeysa Sweden. Ciyaarta caawa ayaa si toos ah looga soo deyn doonaa TV4 saacadu markay tahay 19:50.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here