Ciyaarihii Sweden ee Kubadda Koleyga oo la soo gabagabeeyay.

0

: Tartamadii  xagaaga  ciyaaraha K-koleyga Sweden ayaa si aad u qurux badanhabeenimadii xalayto o taariikhdu ay ku begnayd 20 JULY 2010  loogu soo gabagabeeyay garoonka K-koleyga  ee UNGDOMSHUS I   ee ku yalla xafadda Rinkeby.

Ciyaarahasi iyaga ah oo ay qabanqaabadiisa  iska lahaayeen   Ururka dhaqanka iyo cayaaraha Sweden oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan SKIF   ayaa waxaa ka soo qaybgalay kooxo ka kala yimid dalalka Sweden iyo Uk, iyo qaar badan oo ka tirsanaa halgamayaashii Isboortiga Soomaaliyeed  gaar ahaan K-koleyga.(Legends)

Ciyaarahaasi ayaa waxaa ka qaybgalayay 4 kooxood oo kala ahaa: South Stockholm, West London, Stockholm, Acton Vale iyo Gavle. Waxaana barbar socday   ciyaaro dhexmaray  Odayaashii cuslaaday ee ciyaarta Kubadda Kolayga.

Sidan ayaa loogu kala guulaystay abaalmarinada:

Kaalinta 1aad kooxda West london

Kaalinta 2aad Kooxda Stockholm

Warbixinta oo dheer iyo Sawiro ka daawo http://www.hiiraan.com/news/2010/July/wararka_maanta22-10510.htm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here