Cabdirisaaq Waaberi waa mudane cusub oo ka tirsan baarlamaanka Sweden (Riksdag) oo ka soo galay magaalada Göteborg ayaa sharaxay wareysi uu siiyay idaacada Sveriges Radio bishii la soo dhaafay, kaasoo uu isticmaalay erayo ay dadka khaarkood u fahmeen si xumaan ah ama aan sidii uu ula jeeeday loo fahmin. Hadaba halkaan ka daawo C/Risaaq Waaberi oo sharaxaya hadalkiisii hore, sidoo kale hoos ka daawo hadalkii hore ee uu mudanuhu sharaxay. Wareysigii uu siiyay Sveriges Radio. Saciid Abdi Osman, Uppsala

C/Risaaq Waaberi oo hadalkiisii sharaxay

Cabdirisaaq Waaberi waa mudane cusub oo ka tirsan baarlamaanka Sweden (Riksdag) oo ka soo galay magaalada Göteborg ayaa sharaxay wareysi uu siiyay idaacada Sveriges Radio bishii la soo dhaafay, kaasoo uu isticmaalay erayo ay dadka khaarkood u fahmeen si xumaan ah ama aan sidii uu ula jeeeday loo fahmin.

Hadaba halkaan ka daawo C/Risaaq Waaberi oo sharaxaya hadalkiisii hore, sidoo kale hoos ka daawo hadalkii hore ee uu mudanuhu sharaxay.

Wareysigii uu siiyay Sveriges Radio.

Saciid Abdi Osman, Uppsala

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

2 Responses

  1. cafifah abdullahi says:

    asalamaulcayakum warxamatullahi wabarakaatuhu salanata islanka kadib een qof aan qaladamayn majiro waxaan qaladamin uun waa allah idan haduu qofka qaladamaa wa ka soo noqonkaraa een tobadanunha way fuaranatahaye mar walabaa allahana haduu cafis wydiisata qofkana uu dhahaa san u waday mahan allah ha cafiya afahanaka dadka kolay asaganah si uun buu u wada balse asaga iyo alah uun bay u tala taas wabilahi towfiq asalmuclaykum

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. dalmar says:

    sc wr wb salaan kadib horta ninkani markii hore qalad wayn oo aad iyo aad u wayn ayuu galay waana aqoon yar yahay caqiido ahaan waayo waxa uu ilahay u nisbeeyahay oo uu yidhi wa jecel yahay wax ila xarimay balse alxmdlah hadi uu kaso laabtey hana u fiirsado hadal kiisa kana digtoonaado qaladaadka sidaas oo kale in ta uu is leeyhay cidkale qancina yuu kabaair galin.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0