Cunsuriga ugu weyn Yurub oo Malmö soo booqanaya

Ninka lagu magacaabo Geert Wilders  oo ah gudoomiyaha xisbiga xoriyada (PVV) ee ka dhisan dalkaasi Holland ayaa booqasho ku imaanaya magaalada Malmö bisha Oktoobar si uu ugu hadlo waxa loogu yeeray xoriyada hadalka iyo in uu weeraro Muslimiinta caalamka iyo Islaamka.

Ninkaan ayaa lagu tilmaami karaa cunsuriga ugu weyn Yurub isagoo mudo sanado ah caado ka dhigantay aflagaadeynta Muslimiinta iyo umadaha kale ee ku nool Holland. Waa ninkii sameeyay filan loogu magacdaray Fitna oo lagu aflagaadeeyay diinta Islaamka. Waxaa kale oo uu Quraanka kariimka ah la barbar dhigay buugii Hitler.

Wilders ayaa waxaa marti qaaday urur aan sidaa loo aqoon oo lagu magacaabo Tryckfrihetssällskapet  oo dhisan magaalada Malmö. Waxaa sidoo kale ku hoos qarsoon xisbiga SD oo si weyn u soo dhaweeyay imaashaha aabahooda cunsuriyada.

Xisbiga uu hogaamiyo Geert Wilders ayaa Holland ka noqday kan sadexaad ee ugu weyn, isagoo xulufo la noqday xisbiga talada haya. Intii ay socotay xulufada oo hada burburtay ayaa waxa uu Wilders ku guuleystay in niqaabka laga mamnuuco Holland iyo in la adkeeyo siyaasada soo galootiga.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

9 Responses

  1. Doonyaale says:

    Gaalo , Haddeey XORIYADDA HADALKA u aragto- Ineey Nabigeena SCW , caayso , Kitaabkeena Quraanka GUBTO. , Diinteena iyo sharafteena aflagaadeyso .

    Ha ogaadaan inaan Xoriyadda Isdifaaca u aragno , inan qoortooda gurno , kuwa aflagaadeynaa , nabigeena quraankeenana Gubaa.

    Wallaahi Nafteyda iyo waxaan milkiyay , Nabi MUXAMED ayaan ka jecla , wixii aflagaadeeyayna , naftaan is ag dhigeynaa!!

    Fikrad lala dhacay Thumb up 18 Thumb down 0

    • abdi mohamed says:

      wallahi ninkii nabi Mohammed pbuh wax ka sheega in nabad na dhaxmarayn oo dagaal uu na dhex mari,waayoo waxaan ka jeclahay naftayda iyo wixii aan mulkiyay dhamaantood

      Fikrad lala dhacay Thumb up 6 Thumb down 0

  2. samira says:

    ASC/ walalaha muslimiinta ah meelkasta o ay jogaan marka hore TAKBIIR TAKBIIR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR,, kadib ilaahay waxaan kabaryayaa inuu calaamo xun ka soo ifbixiyo si ay ugu cibra qataan gaalada kale meelkasta o ay jogaan waxan ilaahay uga baryaya inuu aduunka korkiisa uga soo if bixiyo caalmo xun aamiin yaaarabi sida ninkan halkan kusawiran iyo kuwala midka ah allaahuma aamiin

    Fikrad lala dhacay Thumb up 13 Thumb down 0

  3. ismagabe says:

    iskaagay u daala sxb kan oo kale lama soo qoro wuxuu shhekayo ayaa iska yar isagii ayaan saxarada iska mayrin markaasu muslimiinta wax ka sheegaya

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  4. barafley says:

    wax walbo waxa loobahan yahay ina lag fool jig,naado, gaaladaan angaa soo doonay oo qarashaad badan kusoobixinay, qaati ayaan hada ka taganahy,waan wada og nahay inta ciyaal safaradah afrika hor dhooban ee dacwo uga furantahay… iyo sida loo necebyahay muslimiinta,,qaasatan soomalida ,,oo diidan fikirka iyo dhaqanka galada,inan usoo guurno dal aan nalaga jecelayan hadana aan necebaano,,hadana aan dhahno waananeceb yahy,,,ee aan qoro wax aan macno samynay,,waxba mataraysotaas,, waxaan ognahay ,,in xataa culimada kunool yurub ayanan raacin diinta sharciyaydeed ,,ooay qataan kan baadilka ah waan wada ognahay taas… xataa kuwa islamka ah ee barlmaank ku jira kama hadli karaan ayadaha rabaniga, marka tilabo walabo waxay ubahan tahay ina laga fiirsado maraka hore ,,xataa dhalinta somalida ee kunool swedan waxabarashada waan ognahay ,,heerkaya ka jogaan maraka waxaad ogtaaan inaad noqon doonntaa…50 sano kadin sida bosniyiinta,,,iyo romanka sida aya diinta kaqodeen ookale,,,yaan lagu mashquulin dal aya dad dhisteen kafakera dintiina iyo dalkiina kaliya ,,ilahay hana badbaadiyo,,,,

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 1

  5. najma says:

    ASC dhamaan islaamka iyo umada somaaliyeed ee wada muslimkaa masha allaah waxa mahad dhamaanteed ay u ahaatay allaha raxmaankaa ee waaxidu khahaar ah waxana xuma ka nastahan allaaa amaa bacdaa diinta islaamku waa laheed waligeed cadaw qof alle beeniyeyena ma laga filayo inhh amaano diinta alle ee xaq dhamaantiis ku kamil yahay mana sulayso mana dhamaanayaan dad difaaca diinta una istaaga naftooda iyo malkoodana u huro intuu jiro aduunku ama nolosha mida labaad umadeenana soomaliyeeday ma is waydiisaan mase is waydiinayba waxan ku suganahay iyo waxay diinteena xigmada iyo xaqa u sadahi waxay ka qabto qof islaam ah inuu u soo hajiro dhul gaalo asoo heli kara dhul islaam oo uu ugu noolaan karo si xora madaama uu alle na irsaqoo risqigeena uu balan qaaday allaah walaahiyaan ku dhaartee anaga ayaa ku sugan qasaaro inta aan u imaan meeshan inay diinta fidiiyaan maahee war yaa ahlu kitaab aan u noqono alle asaa wax walba ka wayn kana awood badanee inla magan galana mudaneee waxay gaaladan qurunkaa diinta ugu xad gudbayaan waa iimaanka dadka islaamkaa oo laciifa xaqiina laga sii jeestay alle waa kii na yiri walcasri inal isaana lafiiqusri ila ladiin aamanuu wacamalu saalixa watawa asqoow bisabri watawa asqoow bisabri ILLAAHAYOOW IIMANAK NAGU XAFDI XASBUNULLAAH WANICMAN WAKIIL kani waa gal nacasee warlee uu wadaaye masiixi dijaar ayaba u soo socdo koonkee subxaallahaaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. Doonyaale says:

    KU BARAFLEY —

    Ninyahow NABIGAAGA ayaa meesha lagu caayaa , markaas ayaad leeda ,, waa waxaan loo baahneyn in saas loola hadlo. Oo wayaahay e , ma dulligaanbaan qaadanaa .

    Wallaahi Maqaadaneyno , Wa Tallaahi Ma Qaadaneyno , Wa billaahi ma qaadaneyno.

    Ninkii Xuduud soo dhaafa , waanu is fara saareynaa !! Xuduuduna waa Islaamka oo lagu xadgudbaa!!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. yariisow says:

    maah maah carbeed ayaa oranayso hadii dhagax lugu tuuro eey kastoo qeyliyo aduunka dhagax waa laga weynaa..marke waxaan ula jeedaa ninkaan cunsuriga ah waa qof raadinaayo in uu ismuujiyo oo laga sheekeeyo marke yurub waa kunoolnahay waana ognahay dadka noocaan oo kale ah waa dad aad uyar markii loo bar bar dhigo dadka aan cunsiriga aheyn amaba aan muujineyn cunsurinimada marka kan waxaa ila wanaagsan sida eey qeyliyay ookale haloo qaato..manabigeena sharafta alle siiyi oo quraanka allaah lagu amaanay miyaa eey qeylidiis wax kadhibee kusaliya nabige salalaahu calayhi wasalam alaahuma sali calaa muxamed wa aalihii wasaxbihii wasalim tasliiman kathiiran

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. RABI TALO KU FILAN. says:

    walalayaalow nabigeenii mohamed ahaa waa ka nasahan yahay xumaan, waxa xumaani u sugnaatay kii diinta islaamka ku xadgudba, caayana qofkii u sharaf badnaa aduunka oo ah xabiibkeenii mohamed naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato, intaa marka laga yimaado, ninkan cunsuriga ahi waxa casuumay urur imaatinkiisuna wax macno ah samayn mayso hadii ay soo dhaweeyan cunsuri iyo hadii kale, waajibka ina saarani waxa weeyi inaan diinteena ilashano shaqsi ahaan, gaal iyo muslina kaa amaan helaan afkaaga iyo adinkaagaba, lana iska yareeyo seef la boodnimada iyo fudaydka waayo waxaan halkan ku arkayaa dad badan oo leh waxbaan dilaynaa, meesha dagaal ma yaalo kaliyata nin cunsuri ah ayaa inaya weeyan markaa seefla boodnimda iska daaya. wa bilaahi towfiiq.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0