Cunsuriyiinta oo looga hortagay Malmö

Shalay ayaa magaalada Malmö waxaa isugu soo baxay 20 qof oo ka tirsan cunsuriyiin labaxay magaca Swedish malmooDefense League (SDL) kuwaasoo doonayay in ay mudaharaad ka dhigaan bartamaha magaalada. Balse qorshahooda ayaa waxaa ku dhacay fashil ka dib markii ay ka hortageen dad gaaraya 1000 qof oo ka tirsan dadka magaalada.

Xaalada ayaa noqotay mid kacsan iyadoo booliska iyo mudaharaadayaasha ka soo horjeeda cunsuryiinta ay isku dheceen. Hal qof ayaa xabsiga la dhigay iyadoo dhagaxaan iyo sunta dadka ka ilmaysa layska dhacay.

Cunsuriyiinta oo filayay in ay noqon doonaan 100 qof ayaa ceeb ku dhacday iyagoo 20 qof keliya ku soo xaadiray. Dadka reer Malmö ayaa si cad u muujiyay in aysan wadooyinkooda doonayn in cunsuriyiin lagu arko.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. somali citizen says:

    baga dadaal ayay muujiyeen reer Malmö wanan ku hanbalyenayaa cunsuri gaal nacay illahay agtiisa wuxuu ka yahayna waynu ognay,

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  2. Faa,id F.M says:

    Waa arin lagu farxo talaabadda ay qaadeen dadka degen Malmo, Gaal gaal meeshaan ma taalo ee waa qofku inuu ku nabad galaa wadankaan, qofkastaana Diintiisa iyo waxa uu aaminsan yahay xor ayuu u yahay ee waa kaliya bes in uu amaanka Wadankaan dhowraa. Diimuhuna waa u xor wadankaan yaananba laga aadaamin si xor ah,e hadana illaa xad waa na soo dhaweeyey wadankaan sidaasna waanu ku ixtiraameynaa Swedishka. waad mahadsan tihiin dhamaantiin iyo Jimcaaleba milkiilaha webkaan.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. axmed says:

    Anka tashano cunsiriyiimta

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. osman says:

    ar marka maalmo an dagaa
    hadan sharciga helo awal
    cunsiriyiin an ogacabsaayay
    e tack alla malmö peapol

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. axlamm says:

    soomaalida yaa ka cunsuri san , ma is way diiseen hadii soomalia la idiinku imaan lahaa waxaa samayn lahaydeen ,
    waxa keliya ee cunsuriyiinta lagaga aarsan karaa waa in qofkastaa uu dadaalo oo waxbarto shaqaysto oo uu isku filaado
    laakiin inta qofku uu caydh qaadanayo madaxa kor uma qaadi karo swedena waxba kama ahaanayo aynu dadaalo dhamaanteen si aynu xushmad u yeelano

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0