Daawo: Qoyska uu ka dhashay wiil Tahriibay oo Sweden ku dhintay oo baaq jeediyay

Daawo fariin qiiro badan oo ay soo direen waalidiin Soomaaliyeed oo wiilkooda uu u soo tahriibay Sweden, ka dib uu halkaan ku dhintay. Waalidiinta ayaa cadeeyay in aysan raali ka ahayn in wiilkooda uu tahriibo, iyadoo taasi ay u sii dheertahay in wiilkii uu Sweden ku geeriyooday oo ilaa hada meydkiisa uu faranjiyeerka ku jiro.

Daawo:

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

7 Responses

  1. Um Alwalid says:

    Inaa lilaah wa inaa ileeyhi raajicuun

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  2. roodo says:

    inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun ilaahy ha u naxriisto

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  3. Hasan says:

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun allow u naxariiso.

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  4. hassan says:

    inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun ilaahy ha u naxriisto

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. darood says:

    ASC walal ninka soo galiye vedioga fadhla mel lagala xariro soo racii magaalada gabalka iyo isbilka willka ku geeriyoda

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  6. sharma,arke says:

    Wlhi aad ayaan uga xum nahay maadaama uu yahay yar somaliyeed 618392021

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. sharma,arke says:

    Wlhi aad ayaan uga xumahay maadaama uuyahay yar somaliyeed

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0