Daawo: Barnaamij ku saabsan cunsuriyada iyo naceybka lagu hayo Soomaalida Sweden

Barnaamijkaan oo ay soo diyaariyeen asxaabteena telefishinka Kalsan TV ayaa baaritaan dheer ku sameeyay dhibaatada cunsuriyada iyo weerarada lagu haayo Islaamka, Muslimiinta iyo qaasatan Soomaalida ku nool Sweden. Daawasho wacan!

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

2 Responses

  1. Abdirashid says:

    qofka runta kuu sheega waa ka bixisaa miyaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 2

  2. Ali says:

    ninka runta u sheeg jimcaale uu nacaa . wuxuu rabaa nacamle aan fikirkii ku raac

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1