Daawo: Dhibaatada loo marayo tahriibka Sweden

Maalmihii la soo dhaafay waxaa aad u soo kordhay tirada tahriibayaasha ku soo wajahan wadamada Sweden iyo Germany, iyadoo shalay ay ilaa 1500 qof isugu soo urureen xuduuda wadanka Macedonia kuwaasoo si xun loola dhaqmay. Ciidamada booliska wadankaas ayaa qaxootiga waxay la dheceen sunta dadka ka ilmaysiisa iyo rasaas kale.

Waxaa sidoo kale isbuucaan la soo badbaadiyay qaxooti kor u dhaafaya 3000 qof kuwaasoo doomo ka soo raacay wadanka Libya. Qaar ka mid ah dadka la soo badbaadiyay ayaa sheegay in muqalasiintii soo saaray doonta aysan shidaal ku filan ugu shubin. Guud ahaan dhibaatadaan ayaa waxay su’aal saaraysaa muhiimada ay leedahay in la iska dhaafo tahriibka.

Naceynka qaxootiga ayaa aad ugu soo badanaya wadamada Yurub qaasatan Sweden iyo Germany oo ah labada wadan ee ugu qaabilaada badan. Wadanka Germany ayaa la sheegay in sanadkaan uu qaadan doono qaxooti gaaraya 800.000 qof halka Sweden ay ku sii dhowdahay 100.000. Waxaa soo kordhaya weerarada lagu qaadayo xeryaha qaxootiga iyo xitaa in dilal loo geysto magan-galyo doonka.

Daawo Video:

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

29 Responses

  1. 2sano says:

    maanta yaa war cusub haya reer 2sano?

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  2. filis says:

    Allaahaayow u gargaar dhaaman inta dhibateeysan muslin i gaalba ada abuure yaa Allaah

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  3. nimco says:

    Laba sano Cidii macluumaad haysa nala wadaaga fadlan.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 3

  4. ali says:

    asc sxb sekutimid leewaye qaxoti qaxoti waa iskumid lee ee lasocohee

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  5. Um Alwalid says:

    2sano Weli wax lee la sugooyaa waxne masoo yeerin alaah almustacaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Sahra says:

    waxaan Filayaa dadkii ay wax maqnaayeen in aynu kaligeen ka hadhnay oo badankoodii Guulohoodii gaadheen maxaa yeelay waxaa taas cadayn u ah sida ay u aamuseen markaas inteenan kalena alle ha inoogu dhameeyo khayr hawlaheenii

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. hoo says:

    fuck , 8 sano aa lagu sugaa meshaan waraqado , nacala tullah calayk ,, fuck this country , they are fkcing racist , why we (somalier) should wait 8 year , fck löfven fck politiker fck alla dem , daadki shalay yimid saaka waay wada qateen , xayawaan ayaan nahay walahi waar daadkas boqolkiba 70 maa wataan waraqo , asaxbta migrationka kaa shaqaysa ayaa si qarsodi ah igu shegtay , i am sick off this fuck waar kacaa somalay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 3

  8. hoo says:

    8 sano xabsi maa ugu jirnaa , 3 sano maxay daadka inoga rebeen fuck , waa inta bila dhig aan nahay eeh somali waay jeceshahay iin laa cunsiriyeyo maha xaqu caydh , maxa daad kaleh loo nixi daadki ay aqonsadeen aya ku xaaq wayey mesha taan fkc off cunsiriyada

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. hoo says:

    boqol dollar ayu jogaa basaborka suriya , 70% dhulka suriya uu kaa baxay gacanta dowlada hadana way aqonsan yihin why kaan somalia aan lo aqonsan ,

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. asc somaliweyn qasatan asaxaabta reeer 2ba sano

    war wax shega shib shib maxaa waaaye ani bishii 6 iyo 7 dad la ogolaaday ayaa arkay inkastooy 24 bil sugayeeeen iyo 19 bil

    marka waxii aqbaar hayaa hanala wadaagaan fadlan

    ani 11 2014 kii xareeyay walina wax jwb ah ,mahaayo
    lkn wiil aan isku mid aheyn waaala ogolaaday
    saxaabta more infor plzzzzzzzzzzz

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. Um Alwalid says:

    Yaab waaye walaahi dadkii oo dhan shubeey shub aa kasoo wada haray

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. hanad says:

    Please Hadla, oo wixii macluumada nala wadaaga ee kasoo Kordhay 2 sano dadkii lagu haystay,!!!!!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  13. Abdisamad says:

    Caayda iyo aflagaadade waa laga fiicanyahay waa jirtaa in somalide si gooni ah loo cunsuriyeeyi 8 sano kan weyn lakiin caay iyo fuck maxay noo kordhinkartaa oo aheeyn xumaan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. 2sano says:

    Hassan waxkasta ma martay mida kale waa sidaad sheegtay hada sheekada reer2ano way dheereyaan dad badan bana arkay ila a15bil sugayay

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. saadiq says:

    qofka la baxay hoo walal caayda iska dhaf adiga oo raali ah sow farahaaga uma dhiibin oo maadan oran haley qaabilo la soco sweden ayagu kuuma imaaan ee adiga ayaaa u yimid fuck iyo waxa nuucaas ah looma baahna sidii adiga oo raali ah aad horayba iskaga dhiibtey ama si kaleba ku imaade hadana ku joog

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. roodo says:

    asc hassan kaamiil walal adoo raali ah ma guur danby ahaayen dadkaa la ogolaady mise waa dad horay isu shegty walal adoo mahdsn

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. walaal roodo guur dambo ayeey ahaayeeen lkn labadaba caruuur ayey lahaayen
    marka waxi qeyr kujiro alle ayaan kasugeeynaaaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  18. walaal 2sano wax aan maray majiraan wana markiii 4raad xareynooyaaaa 2014 bishiii november horay DNA waan maray lkn waaaba isku dhamaatay dacwadaaa online kaxareeyay november 2014 bil kadib ayey ilamaha iyo xaaska interveiw mareen waraaqo ah iyo online lkn DNA lagama qaadin ane sidoo kale
    kadib shibta noogu dadaaleen hadiii la wacana waxeey leeyihiin suga saf ayaa kujirtaaaan cml
    marka hala sabro cidiii bariis uga qoranraha y waatageeee waaana la midoobee familigeeda insh.allah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  19. roodo says:

    aad baa u mahadsnthy hassan kaamil

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  20. 2sano says:

    Hassan waad mahadsan tahay aniga waa markii 3aad ee online ka xareeyo shib baana layga hayey sug uun ba laygu hayaa markaa waxan maqlay hadad 2sano hada waxay goaansadeen inay ogolaadaan lakaiin wakhti dheer bay qaadanaysaa laakiin waa runta bariisku maalinta qormo ayaa la imanayaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  21. Yuusuf Somali says:

    Qof Waliba Calafkiisa ayuu Cunayaa Sweden qofkii ay u aragto qaxooti waa ay siineesaa sharciga kii kale wiilka Germany la dhaho ha iska aado wiilkaas lacag waa uu bixiyaa lkn sharci ha weediinin dadka dhahayo 8 passporka maxaa somali looga dhigay taas adiga ayaa isku keenay inta wadan ay meesha ku ah Refugee dhamaan waa dad isku xiran marka laga rebo dadka somalida ah waxa laga waayay 1 jaaliyad xoogan sameesta si aan idiin qadarin oo aan u aragno isku xirnaan inta wax barata inta shaqeesa ay canshuurta bixisa inta codeynta ka qeyb qaadata iwm lkn hadiiba ay sheekada mareeso masjidka 4.5 noogu qeebiya somalida Sweden weli maahan dad dhow oo besil waxan qabaa 8 in la dhaho Alx

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  22. mohammed says:

    allah haw fudeeyo somalida waxii dhibaato haysata dhamaan iyo dadka muslimka ah yurub waa lagu wada dhibanyahay illahay dalkeena hanoo hagaajiyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  23. mohammed says:

    aniga asxaabta yurub dhib badan Ayaan usoo maray hädan wali dhibkii kamaan bixin sharci la,aan Ayaan ku ahay way iidideen eeba kasoo qaadaya lkn waxaan aaminsanahay kuwa haystana inay ku dhibanyihiin yurub khasatan Sweden marka illaahay dhibka hanaga saaro qofba dhib isaga ukhaasa ayaa haysata

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  24. Um Alwalid says:

    Mohammed walaal waa runtaa qof walbe meelaa laga heystaa laakiin waa la kala sii dhib badan yahay ee ilaahay hakuu saqiro amuurtaada iyo teenabe iyo intii muslimiin ahba

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  25. Aisha says:

    asc qaraabo

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  26. 2sano says:

    Magangelyadoonka sharciga deganaasha hela, dabeetana qoysaskooda codsada in loo keeno ayuu wakhitga sugitaanku ku dheeraada.

    LA QAYBSO
    Siday xaaladu maanta tahay wakhtigan ayaa ah 9 bilood, dadkan ayaa 2 bilood oo dheerad ah suga marka loo barbar dhigo sannadkii hore ee 2014, marku wakhtigu ahaa 7 bilood.

    In kasta oo ay heeyada socdaalka Migrationsverket, ku qiyaastay in dadkanii ugu badnaan 9 bilood sugayaan in qoysaskooda loo keeno, hadana waxa jira dad badan oo wakhtigan dhaafa.

    Heeyada socdaalka ayaa doonaysa in ay arrintan xalliso, waktigana gaabiso. Heeyadan ayaa iminka soo kordhisay shaqaalaha halkan ka shaqeeya.

    Isha/Ekot

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  27. walaal 2ba sano waa ku mahadsantahay wadaajintaada
    iyo turjumaadaba

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  28. Hanad says:

    2 SANO THAN YOU WALAAL’ FADLAN MACLUUD YAA HAYO OO WIXII KUSOO KORDHAY DHAWAANAHN 2 SANO?

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  29. mohamed says:

    asc jimcaale sxb aniga barnaamij ayaa kuu hayaaa eee ila soo xidhiidh numberkayga 0760566937 sweden sxb adigana ayaa ku sugayaa mahad sanid

    regards
    mohamed

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0