Daawo: Fariin muhiim ah oo ku socota qurbo joogta

Tix gabay muhiim ah oo ku socota Soomaalida ku nool qurbaha. Waxay ku  kusaabsantahay hadala ay dadka qaarkood ku qaataan Ceyrta, in iyaga oo awood leh sheegtaan in ay qabaan dhibaatooyin caafimaad ama in ayakoo isqaba ay yiraahdaan waan isfurnay, marka naagta eey uur qaato, dowlada usheegaan in ay si kadis ah nin ula seexatay. Erayadii Abwaan C/laahi Khaliif Siidow Alkhaliifa.

Daawasho wacan…waa fariin muhiim ah

[youtube height=”HEIGHT” width=”WIDTH”]http://www.youtube.com/watch?v=vq98BY1VAao#at=66[/youtube]

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

9 Responses

  1. Maan says:

    Asc sxb wax mudo dheer kahor aan daawanay ayaa hada soo cosboonisiineysaa waa cajiib!!!

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 4

  2. Amina says:

    Maan walal afdheridaa hadayku anfacday dawo hadikale iska dhaf maxaaku dhibay oo aflagadokenay waa cajiib

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  3. Amina says:

    Asc dhaman akhyrta sharaftale markii horewaxanka jawaabey anoo andawan markaan dawaday wey igu cusbay mansha Allah afkaga cano lagu qabey waalahelayout marka waxay ku cusub tahay tanokaley aniga oo miran ooaan kuwaregin Youtube oo aan wakhti uheli mark Asomaliyey ka firsadawaxad qoreysaan iyo hadalkin waxad ogatan hadalka ficanwasadaqo waxa yiri subanehen salalahu calayhiwasalam haku degdegina wax walalka dhibsanayo waxa kuwaninayaa naftayda iyo naftina waad mahadsantihiin akhyarta somaliska iyo walal jimcale ilaah haku xiftiyo nooloo waawax lobahan yahay waa fariin ah dacwo insha Allah waxan ilaahka rajaynayaa inaan waxku qadano

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. sofia says:

    ASC,

    Det är sann wallhi.

    CAJIIB

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  5. barqad maxamed says:

    asxaabey arinta labada sano qof wax cusub haayo majiraa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. hassan says:

    asc asxabeey dadka singalka ah aan caruurta heysan arintooda ya warka haayo jimcaale iyo asaxaabta qolka so boqata dadkaas arinkoda yaa og thnks all

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 0

  7. biriq says:

    Run been ka ag dhaw bena run ka agdhaw

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. biriq says:

    barqad haaa waajiran ee la xiriir waxda socdaalka ayaa kusiinayo aqbaraadka wcs wr wb

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. madka says:

    asc walaalkeey biriq bro waxa cusub ee laanta socdaalka loo wacayo adba noo sheeg bro

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0