Daawo: Haji Farah oo qirtay in waalidiinta soomaalidu ku fashilmeen barbaarinta caruurta

Haji Farah oo ka mid ah odayaasha sida weyn looga yaqaano Stockholm qaasatan xaafada Rinkeby ayaan dhawaan wareysi uu siiyay telefishinka SVT si qiiro leh u qirtay in waalidiinta Soomaalidu ay ku fashilmeen barbaarinta caruurta.

“Waan qiranayaa waalid ahaan in aan ku fashilanay barbaarinta dhalinyarada. Ma ahan in aan 15-sano jir kala sheekaysto dhimashada balse waxay ahayd in aan kala hadalno mustaqbalkooda iyo qofka ay noqon karaan iyo shaqada ay heli karaan balse rajadaas ma jidho” ayuu yiri Haji Farah.

Isagoo midaasi ku tilmaamay niyad-jab. Daawo:

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

6 Responses

  1. nuuradiin says:

    taaas wuu khaldanyhy xajigu ma sina walidiintu, fikirkeykana inu isku wado qaado mahayn waxa jira walidiin soomaali ah o badan o wax baratay caruurtooda, wanaag la jecel garab, taagnayeen ila hadana ay garab taaganyihiin, ma jiro waalid ilmihiiisa la jecel dhimasho iyo nolol xun. teda kale waxa jira ciyaaal badan o maqlay wadankaaan walid waxba kuma dhiho karo oo beerta galay taaasna waalidku khalad kuma leh sababto ah awood u ku qabsado ama ku xirto maleh isaga ba halis ugu jira in inta uso hartay laga qaaato marka wax badan ayu isku khalday bay ila tahay ani laga yaabe inay dhiiri galin ka tahay allahu aclam.

    Dood kulul. Ka Jawaab? Thumb up 8 Thumb down 4

  2. ifka says:

    waa odaay walan waliidiintu ma isku miidba
    ??

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 4

  3. Jeey says:

    Xaajiga somalida rinkeby degan iyo nawaaxigeda xaalada eey kusuganyihiin ayuu kahadlay ee somalida sweden kunool oo dhan kamuusan hadlin ayaan filayaa.

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  4. Sara says:

    Yaab qofka walba dadkiisa Ayuu caay iyo aflagaada ula soo taagan yahay. Somali Allaa u Maqan.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 1

  5. Mohamed says:

    Waa in mid la fahmaa dhibatada uu ka hadlay Odeyga iney tahay mid jirto iyo mid kale. Hadeysan somalida qiran dhibka ka heesta barbarinta carurta KU nool Sweden, wey adkaane in wax laga qabto dhibka heesta caruurta somaliyeed.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. Abdulasis says:

    Xaji gu waxaa qaadaa qiiro lkn
    Waxaan lakanet intuu is dejiyo
    Ileen hadalkiisug duubis ayuu gelayaaye

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0