Daawo Haween Soomaaliyeed oo lagu falo beeraha Sweden

17

Iyadoo ay aad u sarayso heerka shaqo la’aanta ee dumarka Soomaalida ah ee Sweden ku nool, ayaa mashruuc laga sameeyay beer ku dhow magaalada Linköping waxaa haweenka Soomaalida laga siiyay shaqo ay beeraha ku falaan. Haweenkaan ayaa waxay beerta uga shaqaynayaan sidii mashiinada.

Haweenka Soomaalida ayaa u sheegay warbaahinta in ay aad ugu faraxsanyihiin shaqada ay ka heleen beerta. Qaar ka  mid ah haweenka ayaa beeralay ahaa markii ay Somalia ku noolaayeen, halka qaar kale aysan waligood beer ka shaqayn.

Halkaan ka daawo!

 

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here