Daawo: Sida la sameeyo haddii ay ku soo weerarto madax-kuti

4

Xayawaanka loo yaqaan madax-kutida (Björn) ayaa ah mid ku badan Sweden, iyadoo haddii uu ku soo weeraro aysan sahal ahayn in aad ka baxsato. Hadaba nin Swedish ah oo lagu magacaabo Ralph Perrson ayaa waxaa soo weeraray xayawaankaas, isagoo ay isaga carartay. Daawo sida uu sameeyay!

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here