Daawo: Sida loo bahdilay mid ka mid ah darawalada basaska ee madoow

Videowga aad halkaan ka arkaysaan waxa uu muujinayaa darawal madoow ah oo ka mid ah shaqaalaha basaska ka wada magaalada Göteborg oo ay bahdilayaan shaqaalaha tikidhiada kontoroola. Darawalka ayaa markii uu shaqada ka soo baxay waxa uu soo raacay isla baskii uu wadday isagoo markii ay u soo fuleen shaqaalaha tikidhada ay waydiiyeen in uu tikitkiisa soo bandhigo.

Waxa uu u sheegay in uu hada shaqada ka baxay oo baska uu isaga waday balse baska ayay kala degeen iyagoo dhulka caloosha u dhigay isla markaana gacmaha ka xiray. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in uusan darawalka wax dagaal ah iyo dhibaato kale uusan samayn, iyagoo shaqaalaha aad videowga ka arkayso iyaga oo ku qaylinayo qaarna ay ku qoslayaan.

 

En busschaufför bli utsatt för våldsam rasism av väktare!

Busschauffören blir brutalt nedbrottad av biljettkontrollanterna.Orsaken: Han saknade biljett.– Vill du behålla ditt jobb? skriker en väktare efter att mannen blivit handbojad.Busschauffören satt på bussen på väg hem från jobbet i Göteborg vid 20-tiden i går kväll när biljettkontrollanterna från Västtrafik kom fram och krävde färdbevis. När han inte kunde uppvisa det slutade dagen på marken i handbojor.Enligt ett vittne på bussen sade chauffören till kontrollanterna att han själv var förare och precis avslutat sitt elvatimmarspass.– Han var inte våldsam tillbaka och gjorde inte motstånd, absolut inte. Då gapar de här kontrollanterna rakt i ansiktet på honom: "Du måste ha färdbevis, det fattar du väl!"Ingenting kan rättfärdiga väktarnas dåliga beteende. Många ögonvittnen skriver på sociala medier att det handlar om ren rasism. Dela vidare och visa att du inte accepterar rasismm och att vi alla har rätten att behandlas med värdighet. Sprid..

Posted by ALLT OM ISLAM on Saturday, May 30, 2015

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. diiriye says:

    Sniga ma hubo iney sharci tahay in markii ay shaqada kuu dhamaato ka dib inaad xaq u leedahay inaad rakaab noqon karto adigoon beeso bixin. Mana hubo in qofkii lagu qabto biliyeeti la aan in ay sharci tahay in la bahdilo oo garba duub loo xiri karo.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 2

  2. Mahamed says:

    Darawalka shirkada basaska ee uu ushaqeeyo wuxuu xaq ugu leeyahay inuu raaci karo waajib kuma ahan inuu lacag bixiyo ee kubaan waxbaa ka qaldan mise iyagaaba aqoonin sharciga linjetrafic iyo darawalada wado ineysan lamid ahayn qof caadi ahoo soo raacay xitaa adoo wado waxaad xaq uleedahay saaxiibkaa oo bilaa tikid ah inaad soo qaadid oo uu istaago ama fadhiisto safka hore.
    Qofka haduu yahay tikid la.aan iney ganaax ujaraan ayey xaq uleeyihiin ma ahan maba lahan abood ay ku xiraan!!!

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 0

  3. Fowsi says:

    Waxay ahayd in ay si tar tiiba wax u way diiyaan Police kana u wacaan haduu aanu hay wax Biljet ah lkn Hadeer siday yeeleen waa shaqadooda ama cunsuri ku sheega ama wax kaloo Shaqadooda ayaaba sidana Sharcigoodana dhigaya

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 3

  4. yaasir says:

    saqiirkaxafada

    waawax bahdilaad ah isagoo shaqaalo ah ayey bahdileyn.ruux kale siduu noqon lahaa arin aad u xun ?Afrika meel kasta dhib baa haysta alloow u gargaar.Waa cunsiriyad iska cad.

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  5. abdulkadir says:

    darawalka biljeeti lagama rabo hadii uu shaqo ka soo degay ee waa cunsuriyad

    iyaguna waa ogyihiin inaan laga rabin sababtoo ah waa loo sheegay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. ma naxo says:

    Sida sharciga dhigaayo waxa waye qofka hadu yahay shaqaale uu ka shaqeyo baska waxa laga raba marku kabaxo shaqada inuu raaco gaari u gaar ah ma ahan inuu raaco baska wuu ka shaqeynayay asigoo bolaa tikit la.aan ah marka luguma sameynin xad gudub

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  7. W says:

    Ninka waxaa waajib ku ah inuu tikid goosto balse taas waxaa ka daran sida foosha xun ee loola dhaqmay oo ah iney ku jidaaan dhulka qofna in la garaaco ama laga tuuro xaq uma lahan ninmanka kontorolka marka waxay ahayd arin aan ku habooneyn iney sameeyaan oo qalad weyn ah

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  8. luul says:

    asc
    waa qalad waxa meesha ka dhacay lkin wexey noqon kartaa in uu ismaan dhaaf u jiray oo uu ninkan baska is leheysiinaayey sidaas darteedna u si fiican ula hadli waayey biljettkontrollerna si kastaba ha ahaatee xaq uma laha in qof aan dagaalamin dhulka lagu jiido lkin sida saxda ah anaga ma ogin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0