Daawo sida loola dhaqmay hooyo Soomaaliyeed oo lagu qabtay xuduuda Sweden

Ka dib markii ay Sweden xirtay xuduuda ay la leedahay Denmark sanadkii hore, ayaa dhamaan dadka soo galaya wadanka waxaa shuruud looga dhigay in ay wataan aqoonsi. Dad badan oo qaxooti ku soo gali jiray Sweden ayaa shuruudaas si weyn u saamaysay oo qaasatan u badan Soomaalida iyo Afghanistan. Xitaa dadka Swedishka ah ee hilmaamay aqoonsigooda ayaa lagu qabtay xuduuda oo loo diiday in ay wadanka soo galaan.

Halkaan ka daawo sida wanaagsan ee loola dhaqmay hooyo Soomaaliyeed oo tareenka lagu qabtay iyada oo aan aqoonsi wadan:

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

8 Responses

  1. Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 1 Thumb down 17

  2. Abdifatax hadaad adigu aragtay dadkale oo aan arkin ayaa jiro bro

    Fikrad lala dhacay Thumb up 12 Thumb down 0

  3. Nashaad says:

    Abdi Fataax Aflagaadadu ma fiican hadad aragtay7 adigu dadaashay aragta jira

    U codee: Thumb up 5 Thumb down 1

  4. Saafi says:

    Asc walaalo yaal waxaa meqli jiri waxadan huriin oodan hanaan allah ku horkeen waa somalida qarkeed camal oo cabdifataah ka midyahaay waxna ma qoraan waxna dadka uma fadiyan dadkii waxa dadka u fadieynayina waa cayanaayan malin walibo.markawaa yaabe ma ila yaabteen somalaay

    Fikrad lala dhacay Thumb up 7 Thumb down 1

  5. king says:

    Qof walba inta aragtiidusu tahay uun buu hadlaaa dagaalkii sokoeeyaan ka dhaxalnay in doqon ku inagu bato aan somali ma doqon badnay qof umada u tilmaamaya dhaqan wanaagsan baa la iska sudhanayaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Ayan says:

    Magaciisaan ka gartay inuu macangag yahay waayo muxuu jiifka u diiday

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  7. mohamedaamin says:

    Caydu mafiicna ee qof haduu xumaado lagama daba xumaado walalayal sifiican wax ufahansiiya misa caydaa jid moodee mahadsaniidiin kullukum ikhwaanii

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. mohamedaamin says:

    Caydu mafiicna ee qof haduu xumaado lagama daba xumaado walalayal sifiican wax ufahansiiya xumaan xumaan laguma gooyee mahadsaniidiin kullukum ikhwaanii

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0