Daawo: Swedishka, ajaanibta iyo telefoonka!

Videowgaan waxaa ii soo diray mid ka mid ah akhristayaasha bogga oo lagu magacaabo Dalacni isagoo soo qoray “Waxaan wada ogsoon nahay in dadka swedishka ahi ay dabeecadoodu aad u wanaagsan tahay lakiin ay, yihiin dad amusan misana aqoon badan leh, hadaba ajaanibka waxaa ku jira dad aad u dhaqan xun sida gabadhan aad ka arki doonto vidowgaan, waxay u dhaqmaysaa si fooll xun waxaan kaa codsanayaa in aad sidaan dadka ka waaniso” Daawo…

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

17 Responses

  1. daade says:

    Video gan maha mid cadiyah waa mid lajilay oo logu talagalay waxa kamuqdo jilis

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 0

  2. ayesha says:

    hhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhh walagu sugay way istahishey inkasto waxlajiley ay u egtahay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. NUURA says:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK WAXAS WAA CITIRAN LAN OHHHHHHH

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. Abdinasir says:

    Hidden due to low comment rating. Click here to see.

    Fikrad aan lala dhicin Thumb up 3 Thumb down 9

  5. filis says:

    Runti waa cajiib

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. Osman says:

    waxaan marka hore idin leeyahay ramadaan kariim .

    marka xig waxaan waa wax goor walbo ay sameeyaan dadka soo galootiga ah oo wili wata caaadadii i

    iyo dhaqankii aan kala nimid dalkeena hooyo , badanaa waxeey ka dhacaan meelaha bulshada

    ay ku badantahay , sida basaska ,tariinka ,meelaha raashiinka laga gato sida iikaha ,wiiliska iwm.

    Haddii aad istiraahdid bal wax u sheeg weey ku aflagaadeynayaa qaarkood qaarna weey qaataan

    waanada ama nasiixada.waa wax laga wada simanyahay,qolo gaar u leh majirto ,

    ee walaalayaa waxaa horay loo yiri ( yaa qariib kun adiib) taasoo micnaheedu yahay ninka

    qariibka ah noqon mid edebsan, waa lagu sharfay ee adiguna is dhoor oo noqo qof ilaaliya

    sharafta qoomiyadda ama dalka aad ka soo jeedid dhowra sharaftiisa si aan laguu dhihin

    waa dad badaw ah , wa billah towfiiq, igana raali noqda haddii aad igu dhisateen qoraalkeyga.

    Fikrad lala dhacay Thumb up 8 Thumb down 0

  7. guessi says:

    dadkenu ayaa ka daraan –
    Maalin dhaweyd wiil swedish ah aya kaa qaday telefonka oo kaa turay wiil somaliyed oo baska ku dhex qayloyey isago ku dhahay uma bahniid telefonka isticmal kisa wayo halka laga yabaa iin cida aad lahadlayso toos kaga maqlo muqdisho
    Walalayal naaftena aan ixtiraano kadib dadka aan ixtirano –

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  8. nafiso says:

    Kk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. ahmed says:

    WAR wuxuu u egyahay Film lasameeyay oo dadka loogu digayo ayan anigu kolba umalaynaya

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  10. faarax says:

    Qeeylada iyo hadalka dheer waa caafimaad…aamusnaanta waa xanuun.
    Swedishka wey jeclaan lahayeen iney kor u qeyliyaan lakin umeysan dhalanin qeeylada kkkkkk

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  11. DALACNI says:

    AAD AYAD U MAHADSAN TAHAY JIMCAALE SXB, TAN OO KALIYA MAAHA WAXAAN KUUSO DIRI DOONA DHACDOOYIN FARA BADAN OO U BAHAN INAYNU KA WAANINO UMADA SOMALIYEED GAAR AHAAN DADKA WADANKA KU CUSUB, MAQAALO XIISO BADAN AYAAN KUU SO QORI DOONA WAXAAN KAA CODSANAYAA INAAD IISO DIRTO EMAILKAGA SI AAN KUULA SOO XIDHIIDHO WAAD KU MAHAD SAN TAHAY INAAD DADKA UGA DIGTO SIDAN OO KALE MAHAD SANID.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. DALACNI says:

    ASXAABTA QARKOOD WAXAAD MOODA IN FAHANKU KU YAR YAHAY, VIDEO GAN SAMAYS MAAHA WAA WAX DHAB AH, DHANKA KALE MA IDIN LA HABOON TAHAY IN LA SAMEEYO SIDAN OO KALE MARKA LA JOOGO MEEL MUJTAMACU KU BADAN YAHAY MISE HABOON TAHAY ADIGOO AAN LUUQADAADA LA FAHMEEN INAAD HADANA SIDA DAMEERKA U QAYLIDO, JAWAABTA WAA MAYA WAXAAN KALA TALINAYAA WALAALAHA SOMALIYEED INAY KA TAXADIRAAN OO ISKA ILAALIYAAN SHARAFKOODA IYO SUMCADOODA ILASHADAN.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  13. Garyaqaan says:

    Waxay moodaan Somalidu in qofka ay lahadlayaan in ay qaylyaan mooyaane aanu hadalka gaadheen.
    Alla!!! Wacad Allah lkn Carabtaa ka qaylo Badan Somalida kkkk

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  14. nasrudiin says:

    Dhaqankii islamka ayaa manta galada qateen anigiina waan ka tagnay aloow nacafi

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  15. Abdirahman says:

    waan ka xumahay ma ahan luqadan Svenska Ee waa DUTCH – Ja met mij vertel

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  16. Kacabso says:

    war alle ka baq oo umad dhan oo muslim ah ha aflagadeyn hana ilowbin adigana in somalida kujirto

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  17. kaftan says:

    markaad leedahay waxaa iisoo diray qof aqrista ah maad iska dhahdid doowlada sweden ayaa isoo dhiibtay si aaa ubarataan ilbax nimada kkkkk

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0