Daawo: Waa sidee saaxiibtinimada Swedishka?

16

Ma leedahay saaxiib Swedish ah? Waa sidee in lala saaxiibo Swedishka? jawaabaha su’aalahaas waxaad ka dheehan kartaa muuqaalkaan hoose, ee muujinaya labo qoys oo Soomaali iyo Swedish ah oo ku saaxiibay magaalada Falköping ee galbeeedka Sweden. Ibrahim iyo Tommy waa saaxiibo si joogto ah u kulma.

Saaxiibtinimadooda ayaa waxaa suurto galiyay barnaamij ay abuureen kamuunka degmada oo ay doonayaan in ay isugu keenaan soo galootiga iyo dadka dhaladka ah. Maadaama ay Swedishku yihiin dad ay adagtahay in si caadi ah loola saaxiibo ayaa barnaamijka degmada Falköping oo ka jira degmooyin badan oo kale uu yahay wadada keliya ee lagula saaxiibi karo Swedishka…inkastoo ay dadka saaxiibtinimada doonaya ay u badanyihiin dad waayeel ah.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here