Dadka deganaanshaha la siiyay oo ku xayiran kaamamka Laanta Socdaalka

Dadka la siiyay sharciga Sweden ayaa dhibaato weyn ka haysataa sidii ay guri ku heli lahaayeen taasoo dhalisay in ay ka baaqdaan fursado badan oo ay ama shaqo ku heli lahaayeen ama wax ku baran lahaayeen.

Laanta Socdaalka ayaa sheegay in 2,600 qof ay hada ku jiraan kaamamka ku meel gaarka ah ee dadku sharciga ku sugaan balse dadkaan ay yihiin kuwo sharciga la siiyay oo aan haysan meel ay guri ka helaan.

Arintaan ayaa lagu eedeeyay isbedelkii lagu sameeyay nidaamka isdhexgalka ee Sweden kaasoo dhaqan galay sanadkii 2010. Nidaamka cusub ayaa masuuliyadii soo galootiga dul saaray Laanta Shaqaaleynta (Arbetsförmedlingen) kuwaasoo la sheegay in ay xamili kari waayeen tirada dadka.

Dhinaca kale, goobaha shaqadu ka jirto sida magaalooyinka waaweyn ayaa waxaa ka jira dhibaato xaga guriga ah iyadoo Arbetsförmedlingen ay isku dayayaan in ay dadka u diraan goobahaas aan guriga lahayn taasoo keentay in aysan dadku ka bixin kaamkii ay sharciga ku qaateen.

Wadada ugu macquulsan ee dadka cusub ay sameyn karaan ayaa ah in ay guryaha ka raadsadaan magaalooyinka yaryar ka dibna halkaasi ay ku soo diyaariyaan aasaaska luuqada, laysanka ku qaataan ka dibna ay u guuraan magaalooyinka waaweyn markii ay wadanka la qabsadaan.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

7 Responses

  1. Arbetsförmedlingen says:

    ilaa iyo wakhtigii ay arbetsförmedlingen ilinka isu tageen dadka sharciga loo
    ogolaado uu siiyey amagarashanka sweden ayaa addkaas waxaa qaata xafiiska shaqada dadkaas jahwareer ayaa ku dhacay mana garanaayaan si looga dacwooodo qofkii intanuu sharciga haysan ayuu suuqa madow galayaa ma guduud waxa loo yaqaan sababtuna waa xafiiskaas waayo guri ayuu qofkii helayaa lacagtii guriga iyo tii noloshiisaaba awood ay kusoo diraan oo qafkaas kusoo kordhay ay kuso dhaweyaan mahayana waxaan halkan kasheegaya sannad ka dib in la arki doono dadka waali ka qaaday cadho kaga timi indho laanta xafiiska shaqada sweden iyo aqoonla aanat dadka soo galaay ee aan wadanka la qabsan ee ay leeyihiin shaqa waa inaad hada heshaa

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 1

  2. Arbetsförmedlingen says:

    Arbetsförmedlingen
    01/26/2012 – 12:59
    ilaa iyo wakhtigii ay arbetsförmedlingen ilinka isu tageen dadka sharciga loo
    ogolaado uu siiyey amagarashanka sweden ayaa addkaas waxaa qaata xafiiska shaqada dadkaas jahwareer ayaa ku dhacay mana garanaayaan si looga dacwooodo qofkii intanuu sharciga haysan ayuu suuqa madow galayaa ma guduud waxa loo yaqaan sababtuna waa xafiiskaas waayo guri ayuu qofkii helayaa lacagtii guriga iyo tii noloshiisaaba awood ay kusoo diraan oo qafkaas kusoo kordhay ay kuso dhaweyaan mahayana waxaan halkan kasheegaya sannad ka dib in la arki doono dadka waali ka qaaday cadho kaga timi indho laanta xafiiska shaqada sweden iyo aqoonla aanat dadka soo galaay ee aan wadanka la qabsan ee ay leeyihiin shaqa waa inaad hada heshaa

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  3. Nasro xaji says:

    Walalow jimcaale maqaal kasta sual ayan kusodira jwbna mahelo,walalow qofka s/africa jooga xajigina swidan kajogo sharciga swidan maxu kaleyahay ma asagi inu imado o safarada isla takna mise sponser ayu so xarayni,fadlan jimcale iyo jwb,

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  4. ayaan says:

    narso xaji marka hore abaayo wan ku slaamay marka xigto waxaan ku sheegayaa abaayo in horta sweden qof joogo oo had ayo kow qfu gursanaayo usan u diri karin wax la dhaho sponser oo ay taay inuu u tago u halkaas gur kusoo subiyo laakiin haduu yaay qof wadaak markuu imaanayay ku sheegatay dacw un inaad furto ayeey u bahan taahywabxo loma bahno in lagu imaado adiga halkaas ka furaayo dawco mid akale ma og taahy in sweden dad aan wax isu dhalin lesku keeneynin oo go anaka cusb u yahay in dadawax isku dhalay lamidowsiyo

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. xamse says:

    scw jimaacalow walaal waxan ku waydiiay aniga swedan ayaan jooga mudo caruurna waan ku dhalay sharciga ayaa la iidiiday wadankalana faro kuma lihi sharcigan cusub wax maka badalaya arimahayga

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  6. ayaan says:

    XAMSE WALAAL HADANA ANIGA TEYDA KA HADLO WADANKAAN IN MUDO AH AYAAN KU NOLAHAY WAXAAN KOLEY OGAHAY IN HADIIBA QOFKA SWEDEN ILMO KU DHALAY OO AY U JOGAAN IN U SHARCIGA HELAAYO SI KASTO AY KU DHIBAN MALIN UN WEY KU SINAYAAN WAXAA JIRO WIL AAN HADA KA HORE ARKAY GABAR AYAA SWEDEN LOOGU DHALAY NAGTIISA IYO ISGA ISKU DHACAY KADIBNA WEY QARXISAY WAXEY SHEEGTAY INUU HOLLANDKA IMADAY KADIBNA FARAHIIS AMARKEY HOLLANDKA BAREEN WAXAABA KASOO BAXENE FARO KALE JARMAL D N A TESTE AYA ALAQADYA ILMAHA INUU DHALAY MARKII ALOGADAYNA SHARCIGIISA DHAB AYA LAGU SIAYA IYAGOO OG IN UU HOLLAND FARO KU LEEYAHAY MARKA MAR WALBO HADII ILMO DHASHAY OFCOURSE WADKU LEEDHAHAY SHARCI SWEDEN ILAMAHADANA SHARCI QABAAN WAAYE HADII ADIGA IYO IALAAMHAADA SHARCI QABIN TAAS WAA ARIN KALO KULIGIINA SHARCI MABA HAYSATAAN WAXA LAGUGU HAYSTO AHDEY TAHAY INAAD WADNA KALE OO KA MID AH BOSASO AMA HARGEYSO AMA JABUTI INAADKA IAMDAYNA WAA KA DARANOO DIIBI DHALA HUNO WEY ADGA TAAY SIDAAD SHARCI KUQ ADATO HADIIKALE WA DHELI ISSHA ALLAAAH ANIGAAB WALAKEYGA 4SANO SHARCIMA HELIN WAXAALAGU HAYSTAY IN SWEDEN HAD AKA HORELA KEENAY WAXYAALO CAD MARKII DANBANAE WALA SIAYA WALAAL WAXBO HA WALWALIN INSHA ALAHA WAD HELI ARINTAAN WAXBO KAMA QUSEYAAN ADIGA SWEDNE AYAADBA JOGTAA WLALA

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. hanad abdi yusuf says:

    asc walalaha isku soo dubarida barnamijkan xiisaha leh marka hore waa mahadsantihiin. Marka xigtane walal waxa donayaa in aan su al ku weydiiyo jimcaale ! 1 Qof sugayay fisaha swedan asiga iyo carurtiisa ka dibna ka tagay wadankii uu ku sagaay visaha sabab jirta awged ama xabsi ha galo amaba ha xanunsado 1 caruurta oo laba ah kaligood malaga yaaba in safarada qaado hadii oo loo ogolada in swedan tagaan maadama uu walidkii la tagi laha swedan soo xadiriwaay ?? 2 qofkaas hadii uu dhowr sano ka dib safaradi yimado oo visihii u sabaxay dhowr sano ka hor maku tagi karaa swedan ??

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0