Darawalada basaska Stockholm oo shaqo joojin ku dhaqaaqay

17

Wadayaasha gaadiidka dadweynaha ee magaalada Stockholm iyo Umeå ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin ka dib markii uu Scania biogas powered bus in Stockholm.is afragaranwaa ku dhamaaday wadahadal ay darawaladu ku dalbadeen in mushaarka loo kordhiyo. Shaqo joojinta ayaa keentay dhibaato weyn oo isku socodka ah oo maanta ka jidha magaalada Stockholm.

Ururka shaqaalaha ee lagu magacaabo Kommunal ayaa dalbaday in mushaarka loo kordhiyo wadayaasha basaska oo lacagta loogu darao 1740kr balse ururka ay ku mideysanyihiin shirkadaha ayaa diiday dalabkaas. Kommunal ayaa ku hanjabtay in ay shaqada joojin doonaan wadayaasha isla markaana haddii aan ilaa sabtida lacagta la kordhin ay sii wadi doonaan shaqo joojinta.

Sidee kuu saameeysay shaqo joojinta haddii aad ku nooshahay Stockholm? ku darso fikradaada..

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here