Degmooyinka Sweden ugu nolosha fiican iyo kuwa ugu liita

Cilmi baaris uu sanadkasta sameeyo wargeyska Fokus ayaa lagu soo bandhigay degmooyinka ugu nolosha fiican Sweden iyo kuwa ugu nolosha liita.

Tuulada yar ee lagu magacaabo Habo ee dhacda gobolka Småland ayaa sanadkaan gashay kaalinta 1-aad ee magaalooyinka ugu nolosha fiican Sweden. Habo ayaa sidoo kale sanadkii 2010  gashay kaalinta 1-aad. Magaalada yar ee Habo ayaa waxaa ku nool dad gaaraya 7000 qof iyadoo ay inta badan heer sare ka gashay baaritaanadii la sameeyay oo taabanaya Shaqo La’aanta, qiimaha nolosha, amaanka, guryaha iwm.

Kaalinta 2-aad ayaa waxaa galay degmada Knivsta ee ku dhow Stockholm. 3-aad waxaa galay magaalada Lund iyadoo ay raacday Gnosjö oo iyaduna ka tirsan Småland. Sanadkii hore waxaa kaalinta 1-aad galay degmada Lomma ee ku taala koonfurta Sweden balse sanadkaan ayay gashay 7-aad.

Degmooyinka ugu nolosha liita ayaa waxaa kaalinta 1-aad ka galay Haparanda oo ku taala waqooyiga Sweden xuduuda Finland. Iyadoo ay sidoo kale magaalooyinka ugu nolosha xun ku jiraan Södertälje iyo Malmö.

Liiska oo dhameystiran waxaad ka eegi kartaa bogga Fokus. Riix halkaan 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

16 Responses

  1. Abdukadir Dherkenleey says:

    waan ku faraxsanahay in tuulada aan daganhay soo gasho booska 4aad ee dagmooyinka ugu wanaagsan dhanka nolosha iyo adeega bulshada waana ee uqalantaa dabcan marka laga eego dhan walba oo qeeymeenta lagu saleeyay.

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  2. hoyo says:

    asc all wax ka warama dadkii imanayay jimcaale wu ka sexday baryahan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. Yaska says:

    Safaradi nairobi mala furay fadlan cidi war ka haysa hanala socodsiiso koley dad badan ayey muhim u tahay

    U codee: Thumb up 3 Thumb down 0

  4. MASSAGO Till Yaska says:

    Yaaska safaaradaas waxaala furaaa say shegeen juli meelahaas

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. caanogeel says:

    yaaaska inta aan ognahay safarada nairobi waxa la furaya horaanta bishan juun insha aalaah

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  6. Siigaale says:

    yaska saaxiib waa la furay safaarada nayroobi maanta oo jimca ah ayayna bilaabi rabtay hawsha laakiin maanta waxay ahayd feesto laakiin maalinta talaadada haduu Allaah idmo waa furan tahay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 0

  7. i caawiya says:

    sc walaalayaal waxaan idiinka codsanayaa qofkii kasaayo tuulada ed inuu macluumaad ii soo qoro guri ayaan ka helay meesha jazaakum alaah qeer

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  8. prince.xaraka says:

    haa sxb yaaska hadalkii o ku dhahay mr.siigaale waa sax waayo waa la furay maantana waxey eheed holiday so waxaa toos shaqadeeda u bilaabee malinta isninta ah waa kaas sxb hana igaaga hormarin cml kkkkkk sxb kaftan.net

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  9. AARUUN says:

    TO: I CAAWIYA
    WALAAL TUULADEE AYAAD RABTAA IN MACLUMAAD LAGAA SIYO MAGACA TULADA MABA AN ARAGNEE SOO SHEEG BAL HADAN NAQANO WAN KU SHEEGEYNAAHE …

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  10. i caawiya says:

    waxaa la dhahaa ed qofkii macluumaad ka haayo ha iigu caawiyo mahadsanidiin

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  11. Samir says:

    Muslin dhul gaalo ah jooga nolol fiican meelna kama heli doono ilaa iyo aad ka mid noqotid.
    Nolosha magaalda macno sheegi mayse ee meel aad diintada ku ilaashan kartid doono oo ciyaalkaga muslinimu ku korin kartid.Meel masaajid leh oo muslinku ka badan yahy.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  12. Ali adis ababa says:

    Jimale sxb meeshas qurux mataale away 31warbixintii midaynta reer ay yelanayen barlamanka marka sxb boqasha wargaysyada dowlada badi . Dad ayaa kensadey quruxdan wadan kiina wad duugteen .shame. Allo somalia amni ku soodabal. Dad ayaa naxaya markey maqlan somalia wanbad kaasi waa nacas .tiro kumajiro 300 boqol oo cayrta aya umuqata lakiin 1000ayaa kahelaysaa dalka hadii waxlasoosaro dalkada hoyo uhiili asaga aya kusugaya. Ani ahan sweden aya ithiopia ufadhiya wadankiina ducan hosta uguwada ee kuwa hilmameyow ciyalkadana tiris somali waykabaxen ilaa diaspora ay kufaraxsantahey wadanka waxtar oo ku sooceli niyada amin amin all tack hej.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Junior says:

      Eindelijk even je site kunnen beeoekzn en je stuk kunnen lezen. Aangrijpend in alle soberheid, mooi opgebouwd, met dan ineens die vurige uitspatting op het einde. Goed! Veel succes met de vervolgstappen, dat het groter dan groot moge worden!

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  13. ASHA HASSAN says:

    DHAMAAN WALAALAHA WAXAA IDIN KA CODSANAYAA IN WARBIXIN LA IGA SIIYO Trollhättan, WAXAAN RABAA USOO GUURO WAXAA RABAA INAAN OGAADO: 1. WAXAAN RABAA ADDRESS MAGAALADDA INAAN KA QAATO KA DIB GURI RAADSO SIDEE BAA LOO HELAA MIYEEY FUDUDAHAY INAAN GURI SEDDEX QOL AH, ANIGA REERKEEYGA AH. 2. KAMUUN DADKU MIYUU GANAAXAA MISE QOFKA MARKUU BIL BILOOW AH ISDIIWAAN GELIYO MISE WAA SIINAYAA LACAGTII HADDUU CEYR YAHAY.
    3. WAXBARASHADDA SIDEE BEEY KU TAHAY
    4. SHAQO IYO KUUSH MA LAGA HELAAA
    QPF II SOO JAWAABA AD BAAD U MAHADSAN TAHAY.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

    • Torsten says:

      Lieve Annemiek, dit fragment is zo knap beevcrshen, je ziet het voor je, en tegelijkertijd voel je zovele emoties, zoals angst, verdriet en pijn, maar heel heftig ervaarde ik ook de woede naar deze man en de verschrikkelijke machteloosheid van een jong meisje, zomaar op klaarlichte dag en volgende week moet ze weer naar de muziekles.Zodra het in de winkel ligt, sta ik er om dit te kopen.In een woord ontroerend.He9le8ne

      U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  14. khalid says:

    asxaabeey aniga meesha ma garanayee qofkii yaqaanoow u jawaab walaasheen asha hasan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0