Denmark: Daawo sida darawal Soomaali ah looga farxiyay

Darawalka lagu magacaabo Mukhtar waxa uu bas ka wadaa wadanka Denmark. Maalintaan oo ahayd dhalashadiisa ayuu si caadi ah shaqadiisa u watay balse shirkada basaska iyo asxaabtiisa ay wada shaqeeyaan ayaa go’aansaday in ay soo abaabulaan xaflada dhalashada iyagoo baska ugu keenay. Daawo sida looga farxiyay.

 

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. Omar says:

    WAW WAW Amazing

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  2. Danar cadde says:

    That was amazing really touch me. Maryooleey wax ka barta ha isku mashquulina dhaxdiina

    U codee: Thumb up 4 Thumb down 1

  3. Safwan yare says:

    Das ist echt cool, herzlich gluck wunsch zun dein Gerburtsdatum Mukhtar…

    U codee: Thumb up 2 Thumb down 0

  4. Asad says:

    masha allaah si wanaagsan ayaa logu sameeyay dabaaldaga dhalshadiisi darawalka somaliyeed lakin waxan is waydiiyaa goorta awdhashay ee lodabaaldagaa ma midi aw isku dhiibaa mase waa tii runta aheed kkk somali inta badan geed ay ku hoosdhalatay tarkhi maleh

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1

  5. ahmednuur says:

    masha allah wa hormar lagu faano masha allah, taasna waxa ay tuseysa, daacad nimada uu shaqadaiisa u qabay, tan isii farxad galisay wa calankii buluuga oo meesha ka ifiyay

    U codee: Thumb up 1 Thumb down 1