Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu eedeeyay dhac

Labo dhalinyaro Soomaali ah oo da’dooda lagu sheegay 15 iyo 16 jir oo ku nool degmada Gislaved ayaa lagu eedeeyay in ay hanjabaad iyo dhac u geystay wiil dhalinyaro ah. Wiilashaan oo la sheegay in wadanka ku joogaan waalid la’aan ayaa la sheegay in ay middi ugu hanjabeen wiilka bartamaha magaalada iyagoo ka qaatay 120kr.

Wararka ayaa sheegaya in dhalinyaradaan ay ku jireen ganacsiga daroogada. Ma ahan markii ugu horeysay ee dhalinyaro Soomaali ah lagu eedeeyay in ay dambiyo ka galeen wadanka ay martida ku yihiin. Horay ayaan u soo qornay labo wiil oo iyagana lagu eedeeyay in ay kufsi u geysteen gabar.

Dabeecadaha nuucaan ah ayaa dhaawac weyn ku ah magaca iyo dhaqanka Soomaalida.

Sidee u aragtaa? Ku darso fikradaada.

Faafi mowduucaan

Jimcale

Asc ku soo dhawaada Somaliska.com. Waxaan rajaynayaa in aad ka faa'idaysateen mowduucaan isla markaana aad fikrado qiimo leh ku darsan doontaan. Xumaan, qabyaalad, aflagaado iyo arimaha siyaasada Somaliya waa ka manuuc halkaan. Fadlan aan iscaawino oo su'aalaha qofkii jawabaha haya dadka ha u faa'ideeyo. MAHADSANIDIIN!

Akhriso mowduucyo kale oo xiiso leh...

5 Responses

  1. seytuni says:

    asc dhamaan asxaabta salaan gaar ah jimcaale ayaan salaamayaa run ahaantii waa ayaandarro in maanta somalidii laga joogi la,yahay wadamadii lagu soo dhaweeyay wadankoodi waxa ay la joogeen ayay wadamadana rabaan inay ka bilaabaan ma ana aha wax soconaya waxaanse kula dardaarmi lahaa dhamaan umadda somaliyed inay ilaaliyaan sharafka iyo heybadda umadda somaliyed ogow hadii aad wax qalad ah samayso lama oranayo shaqsi ayaa sameeyay ee waxaa la oranayaa somali ayaa sameeyay hadii aad wanaag samaysana waa la mid hadaba aanu ku dadaalno wanaaga soomaalaay ileen wax noo dhaamo ma jiraane wallaahu aclam.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  2. Idris says:

    Acs Dhmaan inta bogan kuxiran Aniga waxay ilatahay wax kasta o dhaqanxumo ah oy somali samayso e deeda waxaa leh somali. Waxaa lobahan yahay inlahelo xarumo dhalinta noocaaso kale ah lagu dhaqan celiyo wabilaahi towfiiq

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  3. hanad says:

    Sxb marka hore xuriyad ayaga ayaa siiyay waxna lagama qaban karo … ayagana saas ayay ku farax san yihiin in uu sii dhumo ..kii wanagsana ama wax baranaya maficno qofkaas ayay leeyihiin marka xumanta dhalinyarada ayaga ayaa lajecel…qof is kama halaabaayo .

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  4. cade says:

    aniga arintaas waxaan u arkaa dhibaato loogeeysanaayo umadasoomaaliyeed maxaa yeelay wadankeena waxuu ka dhismi waayay waa galo iyo midowga galada ama yurub hanoqdaan ama america ama africanka weeynasoo barakiciyeen qaxooti ayeey naga dhigeen hadana waxeeykala geeyeen waaridiintii somalida iyo caruurtii eeydhaleen balfiirsha 15 jir iyo 16 jir aa waarid la aan ah ayeey dhahayaan aaway waridkii dhalay oo tarabiyeen lahaa jaa mar hore gaalada ayaa kaqaateen kadib caruurtii waa baadiyoobeen waxeey rabaan ayeey kula kacayaan gaalooy nadaaya dalkeena iyo dadkeena noodaaya caruurta noodaaya waridiinta noodaaya hanaga qaadanina wadankeenaa nagu filan

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0

  5. Gislaved says:

    Asc waa idin salaamay dhamaan aqyaarta webkaan ku xiran iyo jimcaale oo u isku howlay inuu u gudbiyo umada afsoomaalig ku hadasho ee ku nool iswidhan amaba caalamka borsan warbixinta aad soo qortay iyo sawirka Gislaved aad ka soo qaadatayba waxba kama jiraan ilmo da,daas la,eg oo kali noolna ma dagana Gislaved amaba daroogo ka ganacsado laakiin waa dhici kartaa inay ilmo kale lacag ka xoogaan laakiin iska hubi warbixinada dadka kuusoo gudbinaayo markastana waxaad hubto bulshada u gudbi waana mahadsan tahay wax qaldan hadaan sheegayna cafwan bro ASC.

    U codee: Thumb up 0 Thumb down 0